Home » Horyaalada » Bundesliga » War Bxin: Real Madrid Juventus Chelsea Iyo Kooxaha Ugu Wanaagsan Ee Guulo Ku Gaara Gurigooda Xili Ciyaareedkaan

War Bxin: Real Madrid Juventus Chelsea Iyo Kooxaha Ugu Wanaagsan Ee Guulo Ku Gaara Gurigooda Xili Ciyaareedkaan

Waxaan idiin soo gudbin doonaa xog ku saabsan kooxaha ugu wanaagsan marka la eego ku ciyaarista gurigooda ama marka lagu ciyaaayo gurugooda ilaashada shabaqooda gaarna guulaha ugubadan waxaana idiin soo gudbineeynaa kooxahaas iyo sida eey ukala wanaagsanyihiin.
1.Juventus | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 14-ka waa eey badisay.
2.Chelsea | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 12-ka mid ah ayeey badisay.
3.Ramoa | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 12-ka mid ah ayeey badisay.
4.Tottenham | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 12-ka mid ah ayeey badisay.
5. Monaco | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 12-ka mid ah ayeey badisay.
6.Nice | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 11-ka mid ah ayeey badisay.
7.Athletic Bilbao| 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 10-ka mid ah ayeey badisay.
8. Seville | 12-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 10-ka mid ah ayeey badisay.
9.Real Madrid | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 10-ka mid ah ayeey badisay.
10.Arsenal | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
11. Barcelona | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
12. Lazio | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
13.Liverpool | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
14.Paris Saint-Germain | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
15. Milan | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
16. Inter | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
17.Atalanta | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
18. Atletico Madrid | 13-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.
19.Naples | 14-kulan oo eey gurigeeda ku dheeshay 9-ka mid ah ayeey badisay.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *