Home » Europe » Champions League » Al Hain-Cole Oo Sharad Ku Galay Inay Atletico Madrid Ku Guulaysan Karto Champions League.

Al Hain-Cole Oo Sharad Ku Galay Inay Atletico Madrid Ku Guulaysan Karto Champions League.

Betting: Can Atletico Madrid trump Bayern Munich & Barcelona in open Champions League?

Ayadoo ay jiraan kooxo badan kuwaa soo loo saadalin karo Champions League ayaa waxaa sharad galay ninka lagu magacaabo Al Hain-Cole kasoo tilmaamay inay noqon doonto kooxda Europe kooxda lagu naaneeso Los Rojiblancos.

Waxaa jirtay koox samaysay soo laabashadii ugu adkayd abide ee kooxaha Europe iyo caalamka tasoo kasoo laabatay guul daro 4-0 ay kala kulantay kooxda Paris Saint-Germain, Barcelona ayaa kamid ah kooxaha isugu soo haray wareega sideed dhamaadka Champions League.

Waxaa lasameeyay daraasad ku aadan kooxaha isugu soo haray iyo mid walbaaba fursada ay u haysato inay ku guulaysato koobkaan.

Kooxda ugu badan ee loo saadaaliyo ayaa noqotay Barcelona, hadane waxaa uu ninkaani sharad ku galay inay ku guulaysan karto kooxda Atletico Madrid.

Qiimaynta ayaa sidaan u dhacday:

GFX Champions League outright betting

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *