Home » Horyaalada » Bundesliga » Alcantara, Mane, Dybala, Casemiro & Liiska Xidigaha Uu Ka Mushaar Batay Lingard Kadib Heshiiskiisa Cusub, Balse Adan Aamini Doonin.

Alcantara, Mane, Dybala, Casemiro & Liiska Xidigaha Uu Ka Mushaar Batay Lingard Kadib Heshiiskiisa Cusub, Balse Adan Aamini Doonin.

Manchester United ayaa heshiis cusub ku abaalmarisay da’yarka reer England Jesse Lingard kaas oo ah mid ka mid ah xidigaha da’da yar kuwooda ugu shaqada badan, Jose ayaana doortay in xidgiaan da’da yar heshiis cusub lagu abaalmariyo.

Heshiiska cusub ee Jesse Lingard wuxuu ka dhigan yahay inuu isbuuci mushaar ahaan u qaadan doono 100,000 kun oo Pound oo dhiganta 115,000 kun oo Euro.

Shabakadda Caalamiga ah ee Goal, ayaa soo bandhigtay liiska ciyaartoyda ka mushaarka yar ee Jesse Lingard balse qaarkood ay yahiin kuwa ka magac weyn kana heer sareeya dhanka kubadda cagta iyo muhiimadda ay u leeyahiin kooxahooda iyo qaramadooda.

Qofna ma qiyaasi karo in Thiago Alcantara oo ka mid ah haldoorada ugu muhiimsan Bayern Munich uu ka hooseeyo Jesse, si la mid ah Paulo Dybala oo ka tirsan Juventus, Sadio Mane oo ka tirsan Liverpool, Kabtan Laurent Koscielny oo ka tirsan Arsenal iyo wiilka dahabiga ah ee Spurs Christian Eriksen.

Halkaan Hoose Ka Fiiri – Liiska Ciyaartoyda Iyo Mushaarkooda:

SADIO MANE | Liverpool | £90,000

LAURENT KOSCIELNY | Arsenal | £90,000

NEMANJA MATIC | Chelsea | £90,000

SANTI CAZORLA | Arsenal | £90,000

SERGE AURIER | PSG | £85,000

GARY CAHILL | Chelsea | £85,000

THIAGO | Bayern Munich | £77,000

JEROME BOATENG | Bayern Munich | £77,000

TOBY ALDERWEIRELD | Tottenham | £75,000

 DANNY WELBECK | Arsenal | £75,000

CHRISTIAN ERIKSEN | Tottenham | £75,000

MARCOS ALONSO | Chelsea | £70,000

MAXWELL | PSG | £70,000

KYLE WALKER | Tottenham | £70,000

KEVIN TRAPP | £64,000

GIORGIO CHIELLINI | Juventus | £57,000

ISCO | Real Madrid | £50,000

KURT ZOUMA | Chelsea | £50,000

CASEMIRO | Real Madrid | £50,000

DANI ALVES | Juventus | £50,000

MAREK HAMSIK | Napoli | £50,000

IVAN PERISIC | Inter | £50,000

PAULO DYBALA | Juventus | £35,000

LEONARDO BONUCCI | Juventus | £32,000

GIANLUIGI DONNARUMMA | AC Milan | £16,000

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *