Home » Horyaalada » Alexis Sanchez Waa Xidiga Kaliya Aan Ku Qanacsaneny Guuldarada Hadaba Yaa Aaaminsan Sidaa?

Alexis Sanchez Waa Xidiga Kaliya Aan Ku Qanacsaneny Guuldarada Hadaba Yaa Aaaminsan Sidaa?

Alexis Sanchez laga yaba in uu yahay mid aad u kacsan xaaladiisa balse Hector Bellerin ayaa shaaca ka qaaday in uu aad uga xunyahay xidigan guul daroyinka soo garayya Gunners.

weraryahankan reer Chile ayaa qalbigiisa kun faraxsaneen gool la’aanta iyo guul darooyika soo gaaray kooxdiisa.

waxaana xaaladiisu tahay mid aad u kacsan todobaadyadii lasoo dhaafay, kaasoo ay kooxdiisa kulamo aysanku farxin ay soo mareen wuxuuna Arsene Wenger waydiistay in xidigan uu baaqi kusii ahaado kooxda.

Alexis sanches ayaa ku guuldrayestay in uu saameen weyn ku yeesho inta lagu guda jiro garoonka kaasoo u baahan nasiino dheer iyo soo kabsasho wacan balse Bellerin ayaa shaaca ka qaaday xidigan in uu yahay midka kaliya ka damqada kooxda markii ay natiijo aysan ku qancin ay la kulanto.

daafac reer Spain ayaa xidiga arsenal yiri “mararka qaar Sanchez waa xidiga kaliya aan laga qancin karin guuldarada koox shucuutiitasana ma ahan mid sahlan waa mid aad u kacsan”

“waa hogaamiye, waxaan haysanaa hogaamiyaal kale balse xidiga ugu haboon aan la qancin karin waa asiga”.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *