Home » Entries posted by Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO" (Page 2)

Manchester City Oo Soo Bandhigtay Maaliyadaha Ay Minankeda Ku Ciyaareyso Xili Ciyaareedka 2014/2015

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingiriiska Manchester City ayaa shaacisay maaliyadaha ay martida ku ciyaareyso xili ciyaareedka soo aadan 2014/2015. Manuel Pellegrini ayaa xili ciyaareedkii ugu horeeyay ee kooxda Sky Blue u qaaday horyaalka Premier League wuxuuna diyaar u yahay inu dagaal kale galo xili ciyaareedka soo aadn. Maaliyadaan cusub ayaa wax…

RASMI: Barcelona Oo Xaqiijisay Iney Arsenal Kala Heshiisay Saxiixa Alexis Sanchez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koxda Kubada Cagta Barcelona ayaa website-keeda ku shaacisay iney saxiixa Alexis Sanchez kala heshiisay kooxda Ingiriiska ah ee Arsenal iyadoo sheekadu u muuqato iney ku dhawdahay in xidigaan uu si rasmi ah kaga mid noqdo kooxda Waqooyiga London ka dhisan. Xalay ayey aheyd markii Tima Jaraha Alexis Sanchez uu qiray…

RASMI: Chelsea Oo Ugu Dambeyntii Soo Afjartay Heshiiska Filipe Luis

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay sheegayaan ilo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay kooxda Chelsea ayaa 20 Malyan Oo Pound kula saxiixatay daafaca bidix ee kooxda Atletico Madrid Filipe Luis isagoo badal u noqon doona halyeeygii hore England Ashley Cole. Sida ay shaacisay The Sun. 28-jirkaan Asal Turkiga ah balse qaatay dhalashada Brazil…

Argentina Oo Usoo Gudubtay Finalka Koobka Aduunka Markeedii Shanaad 120-daqiiqo & Rigoore Kadib

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Argentina ayaa rigoorayaal kaga soo baxday Holland iyadoo soo gaartay Finalkii Shanaad taarikhda Koobka Aduunka Goolhaye Romero ayaana noqday halyeeyga Argentina u sahlay iney gaarto Finalka Koobka Aduunka. Ciyaar ka xamaasad badan tii dhexmartay Brazil iyo Germany ayaa ka dhacday Sao Paulo iyadoo labada xul ay ciyaareen kubad isku dheeli…

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Semi Finalka Argentina vs Holland

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Louis Van Gaal ayaa soo yareeyay cabsidii Jamaahirta Oranje ay ka qabeen caafimaadka kabtan RVP isagoo kusoo bilabay ciyaarta waana weeraryahanka kaliya ee caawa ka muuqda weerarka xulka Netherlands. Nigel De Jong ayaa dib ugu soo laabtay xulka Holland kaas oo dhexda caawa ciyaari doona, sidoo kale Kuyt ayaa…

Warbixin: Juan Cuadrado Oo Dajiyay Xiisahada U Dhaxeeya Barcelona & Man United Ee Ku Aadan Saxiixiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garabka Xulka Colombia iyo Kooxda Fiorentina Juan Cuardado ayaa hoos u dhigay wararka cirka isku shareeraya ee ku aadan mustaqbalkiisa kuwaas oo xidigaan la xiriirinaya kooxaha Barcelona iyo Manchester United. Wararka ka imaanaya gudaha talyaaniga ayaa qeexaya in Wakiilka Xidigaan Alessandro Lucci uu la kulmi doono wakiilo ka socda kooxda reer Spain.…

Sawiro + Muuqaal: Taageerayaasha Xulka Brazil Oo Gubay Calanka & Maaliyada Neymar JR

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Taageerayaasha Xulka Brazil ayaa la jahawareersan guuldaradii xasuuqa aheyd ee kaga timid Germany kulan ciyaareed kusoo dhamaaday 7-1. Taageerayashaan  ayaa gubay Maaliyada hogaamiyaha Xulka Neymar JR kaas oo dhaawac dhanka dhabarka ah oo kasoo gaaray kulankii Colombia uu kaga maqanaa kulankaan waxeyna ku qarabaxeen maaliyada xidigaan iyagoo ku gubay laamiyada…

RASMI: Bayern Munich Oo Xaqiijisay Iibka Mario Mandzukic

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoomiyaha Naadiga Bayern Munich Mathias Sammer ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Atletico Madrid ay la saxiixatay Mario Mandzukic oo weerarka kaga ciyaara kooxda Bayern Munich. Sammer ayaa aad ugu mahad celiyay Mandzukic waxqabadkiisa kooxda Bayern Munich isagoo u rajeeyay inuu ku wanaagsanaado meel walba. “Mahadsanid Mandzukic dadaalkaagii aad…

RASMI: Bayern Munich Oo Soo Bandhigtay Numberka Uu Xiran Doono Robert Lewandowski

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bayern Munich aaya si maldahan kooxda ka dirtay weeraryahanka reer Croatia Mario Mandzukic kadib markii ay soo bandhigeen saxixooda cusub Robert Lewandowski kaas oo kooxda Dortmund si xor ah kaga soo biiray xagaagan. Robert Lewandowski ayaa loo xiray numberka 9-aad ee kooxda oo uu watay Mario Mandzukic waxeyna wararka qaar…

Robin van Persie Oo Shaki La Galinayo Safashadiisa Kulanka Semi Finalka Ee Caawa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay qireyso Jariiradda Metro Kabtanka Xulka Holland Robin Van Persie ayaa shaki la galinayaa safashadiisa kulanka caawa Semi Finalka Koobka Aduunka oo ay xulkiisa la yeelan doonaan Argentina sababo xanuun dhanka caloosha ah awgeed. Weeraryahanka kooxda Manchester United kaas oo dhaliyay mid ka mid ah goolasha ugu quruxda badan…

Close