Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United ayaa la filayaa iney sameyso suuq gal baahsan marka uu tababare Louis Van Gaal kasoo dhamaado koobka Aduunka madama kooxda lagu dayactirayo 200 Malyan iyadoo haatan kaliya uu sameeyay laba saxiix Luke Shaw ayaa kaga yimid Southampton halka Herrera uu kaga yimid Atletico Bilboa. Sidoo kale Manchester…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
In Alexis Sanchez uu ku biiro Arsenal waxaa ka haray cirbad caaradeed xili Jariirada Metro ay ku warantay in weeraryahankan reer Chile iyo kooxda Arsenal ay isku afgarteen inuu saxiixo heshiis shan sano ah isla markaana uu qaato mushaar ka badan midka uu haatan ka qaato kooxda Barcelona. Gunners ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca reer Brazil João Miranda ayaa qanciyay isla markaana dajiyay Jamaahiirta kooxda Atletico Madrid kadib markii uu shaaciyay inuusan meelna uga socon kooxda heysata horyaalka La Liga. Barcelona ayaa quuldareyneysay iney dalab rasmi ah u dirto Miranda oo muujiyay howlkarnimo saa’id ah xili ciyaareedkii dhamaaday sidoo kalana tababare Louis Van Gaal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Atletico Madrid ayaa ku warantay iney heshiis la gaartay dhigeeda Bayern Munich iyadoo kala heshiisay qiimaha weeraryahanka reer Croatia Mario Mandzukic. Xidigaan heerka caalami ee xulka Croatia ayaa la hadal hayay inuu ka tagayo kooxda heysata horyaalka Bundesliga kadib markii ay ismaandhaafen tababaraha kooxda Pep Guardiola inkastoo ay taasi sii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa bilawday manta tababarkooda ugu horeeya oo ay ugu diyaar garoobayaan xili ciyaareedka soo aadan iyadoo tababare Arsene Wenger uu ku maqan yahay dalka Brazil isagoo howlo shaqo u jooga. Macalinka reer France ayaa ka mid ah warbaahinta kasoo hadleysa Brazil ee tabineysa koobka Aduunka waxaana tababarka kasoo muuqday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ujeedka ayaa ah in Akhristayaasha Shabakadda Ay nala wadaagaan fikirkooda saliimka ah ee ku aadan dhacdooyinkii ugu dambeeyay kubada cagta inagoo ku dhiirigalineyna iney oraahdooda kusoo qoraan shabakadda. Xalay Waxaa kubada cagta ka dhacay naxdin iyo anfariir aan la filaneynin waxaana Ay Wiilasha Jarmalku xasuuqeen martigaliyayasha Koobka Aduunka Brazil iyagoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Javier Mascherano ayaa ugu baaqay dhamaan xidigaha xulka Argentina inay is dajiyaan ka hor kulanka adag oo ay caawo la cayaari doonaan xulka Holland Semi-Finalaha labaad ee koobka aduunka, Mascherano oo ah laacib waayo arag ah sidoo kalena marar badan kooxaha Liverpool iyo Barcelona u cayaaray Finalaha koobka horyaalada Yurub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigaha xulka Holland ugu muhiimsan Arjen Robben ayaa saxaafada la hadlay ka hor kulanka Semi-Finalaha ee caawo xulkiisa la cayaari doono xulka Argentina wuxuuna Robben amaan gaar ah usoo jeediyay Lionel Messi balse laacibka reer Holland ayaa iska diiday inay xooga saari doonaan Messi oo kaliya wuxuuna sheegay in nidaamka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa hubaal ah in caawo kulankan labadan xul dhex mari doono uu noqon doono mid sanado badan laga sheekeen doono, madaama Argentina Vs Holland uu ka dhaxeeyo xifaaltan soo jireen ah, marnaba lama iloobi karo sanadii 1978 xulka Holland koobka aduunka laga xayuubsaday sidaa darteed cayaartan xiiso gaar ah ayay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka aduunka ee dalka Brazil ka socdo waxaa sanadkaan kusoo caan baxeen xidigo badan balse waxaan idiin heynaa war bixin ku saabsan 6-daafac oo dhalin yar kuwaas oo da’dooda ka hooseyso 22-sano sidoo kalena qaab cayaareed wanaagsan kasoo bandhigeen tartankan, waxaana haatan xidigahan dhalinta yar loo hadal hayaa inay xagaagan…