Home » Horyaalada » La Liga Spain » Barcelona Iyo Real Madrid Oo Qarka U Saaran Inay Kuwada Kulmaan El Clasico Dhankaa Iyo Miami.

Barcelona Iyo Real Madrid Oo Qarka U Saaran Inay Kuwada Kulmaan El Clasico Dhankaa Iyo Miami.

http://images.performgroup.com/di/library/omnisport/e6/ae/

Garoonka lagu magacaabo Hard Rock Stadium, kasoo ah guriga kooxda Miami Dolphins, ayaa Marti galin doona kulan u dhaxeeyo kooxaha kala ah Barcelona v Real Madrid kasoo qayb ka ahaan doona International Champions Cup bisha July 29keeda.

Barcelona iyo Real Madrid ayaa isaga hor imaan doona koob ka International Champions Cup in lagu guda jiro bisha July ee nasoo aaadan, waxaa halkaas ka dhici doonta El Clasico tii ugu horeysay ee dalka United States.

Hard Rock Stadium, waa guriga ay ku ciyaaraan kooxda lagu magacaaabo Miami Dolphins kasoo lagu marti galinoona kooxaha ku xifaaltama horyaalka laliga.

Waa markii ugu horeysay oo ay Barca iyo Madrid ku kulamayaan meel kabaxsan cariga dalka Spain, tanii 1982dii markaa soo ay Los Blancos guul 1-0 ahayd ay kaga soo gaartay dhigeeda  Barca, dalka  Venezuela  kadib markii uu  Vicente del Bosque u dhaliyay goolkaas.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *