Home » Horyaalada » italian Serie A » Barcelona Oo Indhaha Laraacaysa Saxiixa Xidiga Kooxda Psg Ee Verratti.

Barcelona Oo Indhaha Laraacaysa Saxiixa Xidiga Kooxda Psg Ee Verratti.

Barcelona keen to sign PSG's Verratti but Chelsea, Real Madrid and Juventus look elsewhere

Barcelona ayaa aad u baadi goobaysa ninka qadka dhexe u maareeyo kooxda PSG kasoo u dhashay dalka Italy, ninkaan ka ciyaaro khadka dhexe ayay Barcelona aad ugu waalan tahay maalmihii danbe.

Barce ayaa si waali ah u baadi goobaysa xidiga kooxda Paris Saint-Germain ninka khadka dhexe aad u maareeyo Marco Verratti.

Xidigaan 24 jirka ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay Xavi Hernandez ka cusub, waxayna tilmaamayaan indha indheeyayaasha kooxda Barce inuu ku wanaagsan yahay xidigaan in la keeno garoonka Camp Nou, waxay sheegeen inuu u noqon karo badalka Xavi kasoo katagay kooxda sanadii 2014-15.

Marco Verratti waxaa aad u baadi goobaayo kooxo badan sida Chelsea, Real Madrid, Juventus iyo Barcelona, xidigaan ayaa si wanaagsan isu soo muujiyay, hadana wuxuu helay dalabyadii ugu badnaa abide e noloshiisa.

Xidigaan ayaa la aaminsan yahay inuu xagaagan isaga tagaayo kooxdiisa PSG maadaama uu helay dalabyo aysan kooxdiisa diidi Karin, xaqiiqdii waxaa dhici karto inuu joogo kooxdiisa laakiin waxay u badan tahay inuu hayaami doono ninka reer Italy.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *