Home » Horyaalada » La Liga Spain » Barcelona Oo Kusoo Biirtay Doonista Garabka Duula Ee Kooxda Liecister Mahrez

Barcelona Oo Kusoo Biirtay Doonista Garabka Duula Ee Kooxda Liecister Mahrez

kooxda kubada cagta ee barcelona ayaa kusoo biirtay donista loogu jiro garabka duula ee Kooxda Liecister City ee Mehrez.

Barca aya kusoo biirtay kooxaha daneynaya in ay lasoo wareegaan xidiga garabka bidix iyo midig ka ciyaara balse lugta bidix ku xamasha e Mahrez sida ay qabto majalda Sport.

Mahrez ayaa waqti wacan kusoo qaatay kooxda Liecister City sanadii lasoo dhaafay kaasoo ilaa haatan ka tirsan kooxda balse sanadaas uu ahaa sanadkii ay dunida baratay oo ay kooxaha usoo wada hanqal taageen.

kooxda Camp Nou ku ciyaarta ee Barca ayaa dooneysa in ay €40 million kusoo xera galiso markii la gaaro suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xidigan reer Algeria ee Mahrez.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *