Home » Horyaalada » BREAKIN NEWS: Macalinka Kooxda Tottenham Ugo Ehiogu Oo Geeriyooday

BREAKIN NEWS: Macalinka Kooxda Tottenham Ugo Ehiogu Oo Geeriyooday

Xidigii hore kooxaha Aston Villa iyo Middlesbrough Uga Ehiogu ayaa geeriyooday kaasoo 44-sano jir ah wuxuuna da’yarta kooxda Tottenham u ahaa macalin kaasoo maalintii shalay aheyd geeriyooday.

Xidgii hore xulka England ayaa amcalin u ahaa 23-sano jirada xidigaha ka yar kooxda Tottehan kaasoo kowdii  hore loola carary isbitaal balse ugu danbeen ku geeriyooday isbitaalkaasi.

“waxaa ay ahayed dhacdo aad u xanuun badan markii aanu maqalnay geerida Ugo, kaasoo 21-sano jiraddeena tawabar siin jiray” Spurs ayaa sidaa u sheegtay subaxnimada saaafada dalka England kasoo baxda.

“Ugo wuxuu qaatay daawo dag dag ah balse waxaa qorneed in uu geeriyooday maalintii shalay aheyd in uu ku geeriyodo isbitaalka lagu dabiibayey”

 

Tottenham ayaa bartiida Twitter-ka kusoo qortay qoraal ay ku miijinayso in ay ka xuntahay geeradii ku timid Ugo oo maamule ka ahaa 21-sano jirada kooxda Spurs.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *