Home » Maxaa Cusub » Breaking News: Everton Oo Ganaax Kusoo Rogtay Wariyaasha The Sun

Breaking News: Everton Oo Ganaax Kusoo Rogtay Wariyaasha The Sun

Everton ayaa ganaax dusha u surtay wariyaasha ka shaqeeya majalda The Sun kaasoo ay uga andacoonayaan qoraal qaldan in ay ka qoreen xidiga reer England ee Barkley

Qoraalka ayaa waxaa daabacay Kelvin MacKenzie oo ka tirsan qoraayaasha wax u qora majalada Th Sun.

MacKenzie ayaa la joojiyay ka dib markii uu la bar bardhigay Barkley kaasoo aabihiis ku dhashay wadanka Nigeria.

Sidoo kale waxa uu qoray qoraal la mid ah kii  hore kaasoo “Xirmooyin u iibinayey” Barkleyna u shegay Liverpool in ay ka ganacsato waxyaabaha maanka dooriya ee loo yaqaan “Drugs”

Everton ayaa tiri ” Joornaalka waa la ogsoonyahay cida uu quseeyo ee caasimada dagan, hadii ay ahaan laheyd shirkad ama Shaqsi, ma ahn mid la qaadan karo”.

ciidanka gobolka Marseyside ilaaliya ayaa durbaba booqdeen MacKenzie goobta uu ku suganyahay kaasoo ay wax ka weydiinayaan danbiyada naceebka ee jansiyadeed uu ku dhaqaaqay.

majalada The Sun ayaa raali galin ka bixisay falkani aadka u xun oo ay baahisay waxeyna shaacisay Barkley warkiisa inuu yahay mid aan sax aheyn.

ganaxaan ayaa imaanaya xili uu qoraaygaasi ka baahiyay war qaldan waxeyna ugu danbeyn goaansadeen baahiye The  Sun ka tirsan in uu danbe usoo gudbi karin gudaha garoonka kooxda Everton.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *