Home » Europe » C. Ronaldo Oo Ka Fal Celiyay Baddalkii Uu Ku Sameeyay Tababare Zidane.

C. Ronaldo Oo Ka Fal Celiyay Baddalkii Uu Ku Sameeyay Tababare Zidane.

Inkastoo Los Blancos ay Real Madrid ay seedexda dhibcood ku soo qaadatay San Memes, ma ahayn xaaladdu mid u wanaagsan Cristiano Ronaldo kadib markiii ciyaarta baddal looga saaray.

Zinedine Zidane ayaa go’aansaday inuu ciyaarta kasaaro Real Madrid numberkeeda 7-aad markii ay ciyaarta ka harsaneed 10-daqiiqo, asagoo u muuqday mid doonaya inuu xakameeyo ciyaarta kadob markii uu ciyaarta soo galiyay Isco.

“ Waa maxay sababta ciyaarta layga saaray,” Cristiano Ronaldo aya sida ku qayliyay sida ay muujisay Gol TV.

Ma aheen markii ugu horreeyay ee xidiga reer Portugal uu xanaaqo kadib marka laga saaro ciyaarta int lagu guda jiro xilli ciyaareedkan, asagoona waqtigan la arkayay asagoo gacmaha firdhinaya taas oo laga dheehan karay xanaaq.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to C. Ronaldo Oo Ka Fal Celiyay Baddalkii Uu Ku Sameeyay Tababare Zidane.

  1. Faysal Abdullahi Reply

    20-March-2017 at 6:57 am


    way ka dhamaatay ronaldo kaliya waa gool wuu doon oo wuxuu la xintamaa Messi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *