Home » Maxaa Cusub » Carrick Oo Sheegay Mourinho Inuu Badalay Kooxda United.

Carrick Oo Sheegay Mourinho Inuu Badalay Kooxda United.

http://images.performgroup.com/di/library/omnisport/82/1e/

Michael Carrick ayaa amaanay Jose Mourinho ka hor kulanka FA Cupaha wareegiisa quarter-finalka ee caawa laciyaari doonaan kooxda Chelsea.

Michael Carrick ayaa rumaysan in dhaqan ahaan kooxda Manchester United uu badalay macalibka lagu magacaabo Jose Mourinho.

bedelka labadalay xilli ciyaareedkii hore Louis van Gaal, waxaa jirtay shaki laga qabay Mourinho iyo inuu noqon karo hoggaamiye fiican.

Mourinho, si kastaba ha ahaatee, ayaaanan adkaynin ciyaarta caawa, dhanka kale kooxda Mourinho lagama adkaan 17 kulan horyaalka Premier League sido kale wuxuu ku guulaystay finalkii EFL Cup.

ciyaaryahanka khadka dhexe Carrick ayaa amaanay huwiyay Mourinho ka hor kulanka quarter finalaha ee FA Cupka kasoo ay laciyaari doonaan kooxda Chelsea.

“Waxaan qabaa in tababaraha uu ku habboonaa dhaqanka kooxda United sidoo kale wuxuu qirtay in isaga qudhiisa uu badalay,” Carrick ayaa sidaa yiri, United waxay wali fadhisaa kaalinta lixaad ee Premier League, waxay seddex dhibcood ka dambeysa kaalinta afaraad oo loogu soo boxo koob ka ┬áChampions League.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *