Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka kubada cagtaa duunka ee FIFA ayaa shalayto soo gudbiyay garsoorayaasha dhexdhexaadin doona kulamada Koobka Aduunka ee June 2014 ka dhici doona dalka Brazil. Caawiyaha reer Kenya Aden Marwa ayaa nasiib u yeeshay inuu soo galo 32-garsoore oo ay FIFA u xulatay iney dhexdhexadiyaan kulamada Koobka Aduunka. Aden Marwa ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Galabta waxaa garoonka Banaadir Stadium ee dagmada C/Casiis ka dhici doona kulan culus oo dhexmari doona kooxaha Elman iyo Heegan kana mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka Soomaaliya sidoo kalana ku jira kaalmaha 3-aad iyo 4-aad. Si Kastaba Labadan kooxood ayaa tiigsanaya iney hogaanka Horyaalka si kumeel gaar ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida la filayay Kooxda Gaadiidka ayaa ka hor kulankeedii maanta ee Horseed kuso bandhigtay laba xidig oo ajaanib ah kuwaas oo kusoo biiray kana soo jeeda dalka Kenya. Sida uu horay u shaaciyay Xog-hayaha Naadiga Gaadiidka Bile Maxamuud Jimcaale oo maanta la haladlay Saxaafada Ciyaaraha ee gudaha soomaaliya. Kooxdaan ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xifaaltan xoog leh ayaa ka dhex bilowday kooxaha Heerka Koowaad ee Soomaaliya Kadib Markii kooxda Banaadir Sports Club ay bilowgii xili ciyaareedkaan keensatay afar ciyaariyahan oo Ajnabi ah kuwaas oo u kala dhashay Kenya iyo Nigeria waxaana xidigahaas ay qeyb weyn ka geesteen Hormark kooxda iyagoo hogaanka u dhiibay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium waana Kulankii afaraad ee labada kooxood inkastoo kooxda Dekedda aysan labadii kulan ee ugu dambeysay aysan guul gaarin. Jeenyo ayaa labadii kulan ee ugu dambeysay hal kulan badisay kulana guuldaro la kulantay waxaana ay labada kooxood kala leeyihin Jeenyo 6-dhibcood, Dekedda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Leh ayaa haatan ka socda garoonka Banaadir Stadium, Waana kulankii afaraad ee labada kooxood taasoo ka dhigan in kooxda Elman ay leedahay 6-dhibcood halka Kooxda Savaana aysan laheyn wax dhibic ah. Liibaan Yuusuf Xirsi oo numberka 12-aad u wata Savaana ayaa ka dhalyay goolka kaliya ee hogaanka u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Yaya Toure ayaa loo magacaabay xiddiga sannadka Afrika ee CAF markii seddexaad ee isku xigta. Xiddiga u dhashay Cote d’Ivoire ayaa looga dhawaaqay Nigeria oo xaflada abaalmarintaana ay ka dhaceysay xiddiga sannadka qaarada Afrika isagoo abaalmarintaan ka qaaday John Obi Mikel oo kaalinta labaad…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa gudoonsiiyay qalab sports xiriirka kubada cagta gobolka Jubada Hoose iyadoo uu u gudoomiyay gudoomiye dhawaan laga soo doortay gobolkaas ee Burhaan Kukuunye. Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Siciid ayaa gudoonsiiyay qalabka sports ee ay ugu tala galeen gobolka Jubada Hoose xaflad ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Bilowga Sanadka 2014 ayaa noqday mid murugo u ah dadyowga kubada cagta gaar ahaan dadka reer Portugal kuwaas oo waayay Halyeey usoo halgamay xulkooda. Eusebio ayaana geeriyooday aroornimadii saakay isagoo ay da’diisa tahay 71-jir. Eusebio ayaa ku dhashay Dalka Mozambique horaantii 1942-dii, waxaana xidigaan Portugal keenay madaxii xiligaas ee koxda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Banaadir Sports Club ayaa galabta sameysay layaab kadib markii ay guuldaro 4-2 ah dhabarka ugu rideen kooxda Dekedda kulan xiiso lahaa oo noqday kii ugu xamaasadda badnaa Horyaalka. Dekedda ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay qeybtii hore ciyaarta markii C/raxmaan Dheere xidiga la yiraahdo ee ka tirsan Banaadir SC uu…