Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Layaab ayey noqotay waase la rumeysan la’yahay lagana gun gaari la’yahay sababta rasmiga ah ee ka dambeysay in xidiga Aduunka Cristiano Ronaldo uusan u dabaal dagin goolkii Sergio Ramos ee badbaadiyay Riyadii La Decima ee Real Madrid. Ramos ayaa dhaliyay gool barbardhac ah oo yimi daqiiqadii 90+3 ee ciyaarta waxaana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa soo gaartay Magaalada Madrid ee caasimada Spain iyadoo halkaas ka dhigtay dabaal dagyo aan horay loo arag markii ay magaalada kusoo wareejisay koobkeedii 10-aad ee Champions League. Ronaldo ayaa hees kaga soo muuqday dabaal dagga, halka Ancelotti iyo Bale ay muuqaal wanaagsan ku leeyihiin, dhamaan muuqaalada magaalada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeegii hore ee xulka England Michael Owen horeyna ugu soo cayaaray kooxda Real Madrid ayaa sheegay inuu isaga sabab u yahay inay Madrid ku guuleesato markeedii 10-aad koobka horyaalada Yurub, weeraryahankan oo adeegsanaayay aalada Twitter-ka kadib markii ay Madrid koobka qaaday ayaa afka kala furtay wuxuuna soo dhigay Twitter-ka qoraal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha reer Argentina ee kooxda Real Madrid Diego Simeone ayaa ka hadlay guuldaradii xalay soo gaartay kooxdiisa isagoo sheegay iney tahay ciyaar mudan in laga qaraaro inkstoo ay wiilashisa u dhawaadeejn iney gacanta ku dhigaan Champions League markii ugu horeysay ebid. Diego Godin ayaa hogaanka u dhiibay Atletico Madrid, balse…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga Aduunka Cristiano Ronaldo ayaa rikoor hor leh ku talaabsaday xili ciyaareedkaan markii uu 17-gool dhaliyay 11-kulan oo uu ciyaaray Champions League. Ronaldo oo laba jeer heysta abaalmarinta Ballon d’Or ayaa xalay u dabaal dagay goolkiisii 17-aad isagoo rigoore ka dhaliyay Atletico Madrid waqtigii dhimashada ee daqiiqadaha dheeriga ahaa. Waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gareth Bale ayaa noqday qasaaro u joog labadii qeyb ee ciyaarta isagoo Real Madrid ka qasaariyay fursado gool loo fishay oo ay Jamaahiirta Los Blancos madaxa la ruxeen, balse qaladkiisii gadaal ayuu ka saxay markii uu hogaanka u dhiibay Madrid 30-kii daqiiqo ee dheeriga ahaa. Iyadoo ay taasi jirto hadana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili ciyaareedkii 2013/2014 ee tartanka Champions League ayaa lasoo afjaray xalayto kulan xiiso badnaa oo ka dhacay garonka Stadia Da Luiz ee ku yaala magaalada Lisbon halkaas oo ay isku fara saareen kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid oo ka wada dhisan dalka Spain. Real Madrid ayaa 4-1 ku xaaqday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Magaalada Lisbon ee dalka Portugal ayaa lagu soo qatimay koobka horyaalada Yurub xili cayaareedkiisa 2013/14 waxaana ku guuleesatay naadiga Real Madrid oo markeedii 10-aad taariikh ahaan tatankan hanatay, hadaba waxaan idiin heynaa xili cayaareedkan 2013/14 oo soo idlaaday iyo waxyaabihii tartankan kusoo kordheen ha noqoto dhinaca gool dhalinta, kubad dhiibista,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Lama soo koobi karo iskoorada koobka horyaalada Yurub balse guushii xalay ee Real Madrid gaartay wax badan ayay ka badashay koobkan xiisaha badan iskoorada iyo guulaha gaarka ah ee horey loo dhigay sida darteed xalay Lisbon cayaartii ka dhacday maxay soo kordhisay hoos kaga bogo: Laga soo bilaabo sanadii 1992…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Markii laga fiiriyo bilaabashada koobkan ilaa haatan taariikh ahaan waxaa ugu qaadis badan ruug cadaagii hore ee kooxda Real Madrid oo 6-jeer ku guuleestay hadaba hoos kaga bogo sida loogu kala badan yahay hanashada koobkan markii laga soo bilaabo bilaabashadiisa: 6 Francisco Gento (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59,…