Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtana kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa ku biiray liiska uu waligiis ku taami jiray madaama uu markiisii 3-aad ku guuleestay koobka horyaalada Yurub, goolhayahan waaya araga ah ayaa ku faraxsan in magaciisa uu ka mid noqdo shaqsiyaadkan koobkan qiimaha badan ku guuleesteen inka badan 3-jeer, waxaana xusid mudan in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa markeedii 10-aad hantisay koobka Champions League markii ay 4-1 kaga taqalusen kooxda ay caasimada Madrid ku xifaaltamaan ee Atletico Madrid ciyaar 90-ki daqiiqo kusoo dhamaatay 1-1 oo u baahatay waqti dheer ah. Waxey ciyaar fowdo badan oo ay wiilasha Diego Simeone sameeyeen dadaal xoog leh balse gool…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii Real Madrid ayaa xaqiijisay hanashada koobka horyaalada Yurub markeedii 10-aad kadib markii ay si awood ku dheehan tartankan uga qaaday kooxda ay dariksa yihiin Atletico Madrid waxaana loogu awood sheegtay 4-1 kadib markii lagu daray 30-daqiiqo oo dheeri ah, 90-daqiiqo ee kulankan ayaa kusoo idlaaday 1-1 balse 30-daqiiqo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa si rasmi ah daaha looga qaaday Line Up-ka ay labadan koox kusoo gali doonaan kama dambeesta koobka horyaalada Yurub sidii la filaayay Diego Costa ayaa kasoo kabtay dhaawacii uu qabay wuxuuna ka mid noqday 11-ka xidig ee uu macalin Simeone kusoo bilaabin doono, dhanka Real Madrid Pepe ayaa awoodi…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Los Blancos ayaa lix jeer ka badan qiimaha ay joogaan xidigaha safka hore ee Atletico Madrid marka isbarbardhig dhanka lacagaha ay ku fadhiyaan xidigaha caawa ka qeyb qaadanaya Finalka Champions League. Kooxda cad-cadka ayaa ah kooxda ugu dhaqaalaha badan kooxaha aduunka waxaana gudoomiye u ah Florentino Perez tan iyo 2009.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Le Decima waa ereyga kaliya oo ay afka ku hayaan min maamul ilaa taageero sidaa darteed Real Madrid waxay caawo dooneysaa inay ku guuleesato markeedii 10-aad koobka horyaalada Yurub hadaba waxa la helay xog ku aadan qaabka uu macalin Carlo Ancelotti caawo garoonka kusoo gali doonon madaama ay xidigo muhiim…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulanka Ugu weyn dunida kubada cagta gaar ahaan qaarada yurub ayaa caawa ka dhici doona magaalada Lisbon garoonka Stadia Da Luiz waana marka ay iska hor imaadaan kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid. Los Rojiblancos ayaa ku guuleysatay horyaalka Spain markii ugu horeysay tan iyo 1996 iyado sadex dhibcood oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ka Horan Kulanka Maanta ee Fiinaalka Champions League ee dhex mari doono kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa waxaa ka hadlay Macalinka Atletico Diego Simone isagoo sheegay inay Costa Iyo Arda Turan Isku diyaarinayaan Kulanka caawa haddii ay suurtagashana uu soo safi doono. Wuxuu Yiri: “Waan Arki Doonaa Sida…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa tababar ku qaadaneysa Lisbon iyadoo ka walwal qabta dhaawaca Pepe oo ah daafaca ugu muhimsan kooxda Real Madrid iyadoo caawa wajaheysa koox ay si ba’an ugu xifaaltaman horyaalka La Liga. Xifaaltankii Caasimadda Madrid ayaa caawa ka dhici doona Lisbon waxaana ay heleen BBC oo caawa diyaar u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tan iyo markii UEFA Champions League loo bixiyay koobka Yurub ugu qiimaha badan sanadii 1993 waxaa koobkan ku guuleesteen xidigo kala kala socdeen 37-wadan weliba 26-ka mid ah dalalkaas qaarada Yurub ayay ka tirsan yihiin halka 11-ka kalena aysan Yurub ahayn, wadanka ugu badan ee koobkan ku guuleesteen xidigahiisa waa…