Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada koox ee Sunderland iyo Mancehster United ayaa raadinaya guushii ugu horeysay xili ciyaareedkaan bilowga ah kadib markii kooxda martida loo yahay ay barbaro la gashay West Bromwich Albion, halka Manchester United ay guuldaro kala kulantay Swansea kulan ka dhacay Old Trafford. Tababare Louis Van Gaal ayaa raadinaya guushiisii ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa caawa fiidkii marti u noqon doonta kooxda ka dhisan gobolka Mereyside-ka ee Everton xili kooxda ay baahi dhanka khadka dhexe ah heysato madama uu dhaawac ka yahay Mikel Arteta oo laba isbuuc garoomada ka maqanaan doona. Gunners kulankeedii furitaanka horyaalka waxey si dhib badan ku dhaaftay Crystal Palace…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Blues ayaa isku diyaarineysa kulankeeda ugu horeeya horyaalka ingiriiska oo ay gurigeeda ku ciyaareyso xili ciyaareedkaan, waxeyna soo dhaweyn doontaa Leicester City oo haatan kasoo dalacday heerka labaad. Chelsea ayaa rajeyneysa iney sii wado guulaha ay ku bilowday horyaalka iyadoo kulankii labaad la kulmeysa koox kasoo dalacday heerka labaad madama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka Ingiriiska ayaa maanta daaha laga qaadi doonaa saacada marka ay tahay 2:45 Duhurnimo xiliga Geeska Afrika, markaas oo ay is wajahayaan kooxda Man United iyo Swansea inkastoo ay jiraan sidoo kale kulamo badan oo ay ugu weyn yahay kulanka dhexmari doona kooxaha Arsenal & Crystal Palace. MANCHESTER UNITED VS…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda difaacaneysa Champions League ayaa wajahi doonta naadiga difaacanaya Europe League iyadoo labada dhinac ay yahiin Spanish waxeyna caawa ku ciyaari doonaan garoonka Cardiff City ee gobolka Wales dalweynaha Britain. Los Blancos ayaa dooneysa iney ku guuleysato koobkaan markii ugu horeysay tan iyo 2002 halka kooxda Sevilla ay dooneyso iney…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wajiyo cusub ayaa la arki doonaa, waxaana daaha ka qaadmi doona xili ciyaareedka cusub marka ay galabta fooda is daraan labada kooxood ee Manchester City iyo Arsenal kuwaas oo ciyaaraya Finalka Koobka Community Shielka oo mar walba ay ku tartamaan labada kooxood ee ku kala guuleystay Koobabka FA Cupka iyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labadan xul markii 3-aad ayay Finalaha koobka aduunka ku kulmi doonaan sidaa darteed waa labo xul oo xifaaltan soo jireen ah ka dhaxeeyo, kulanka Maracana Stadium ka dhici doono labada dhinac ahmiyad gaar ah ayuu u leeyahay waayo xul walbo hadafkiisa wuxuu ahaa bilaabashada tartankan inay ku guuleestaan koobka aduunka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada Xul ee kusoo guuldareystay iney u gudbaan finalka koobka Aduunka ayaa caawa isku haya magaalada Brasilia ee dalka Brazil halkaas oo ay ku ciyaari doonaan kulanka kaalinta sadexaad oo ay xaq u yeesheen iney ku dagaalamaan. Brazil waxey xasuuq aan ka dhicin Semi Finalka Koobka Aduunka ebid kala kulantay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka koobka aduunka martigalinaayo Brazil waxay caawo wajihi doonaan dhigood Germany nus dhumaadka koobka aduunka balse Brazil caawo waxaa ka maqnaan doonaan labo ka mid ah xidigahooda ugu muhiimsan, lakiin taageerayaasha Brazil caawo waxay isku baheesan doonaan sidii ay Jarmalka kaga taqalusi lahaayeen sidoo kalena riyadooda ay axada nagu soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cayaarta labaad ee ugu adag koobka aduunka waxay caawo fiidkii dhex mari doonaa xulalka Jarmalka iyo Portugal balse kulankan hadal heyntiisa waxaa hareeyay dhaawacyo ay qabaan qaar ka mid ah xidigaha labadan xul ugu muhiimsan sidaa darteed maalin walbo markii kulan laga hadlaayo waxaa laga doodaa ma cayaari doonaan xidigaha…