Home » Archives by category » Falanqeynta (Page 3)

Falanqeynta Kulanka Culus Ee Dhexmari Doona Caawa Koobka Aduunka Argentina vs Bosnia

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Caawo waxaa si gaar ah loogu kuur gali doonaa kulanka xiisaha badan ee dhex mari doono xulalka Argentina Vs Bosnia labadan xul farqi weyn ayaa u dhaxeeyo marka laga hadlaayo tartankan waayo Bosnia waa markii ugu horeesay oo ay dhacdadan taariikhiga ah kasoo muuqdaan halka Argentina ay xagaagan damacsan yihiin…

Group A: Hordhaca Kulanka Furitaanka Koobka Aduunka Brazil vs Croatia

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

WARBIXINTA KULANKA: Tartanka: FIFA World Cup 2014 Taariikhda/Saacada: June 12, 2014, 11:00 PM Habeenimo Goobta: Arena Corinthians, São Paulo, Brazil Garsooraha: Yuichi Nishimura (Japan) Ugu dambeyntii caawo waxaa daaha laga rogi doonaa kulanka ugu horeeyo FIFA World Cup 2014 oo dhacdo dhamaanteena aan wada sugeynay waxaana lagu bilaabi doonaa Brazil…

Hordhac: Barcelona vs A. Madrid: Kulanka Go’aaminaya Horyaalka La Liga Oo Ka Dhacay Camp Nou

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili Ciyaareed waali ah ayaa soo maraya horyaalka Spain oo goor sii horeysay lagu kala bixi jiray, balse haatan waa in la sugo ilaa kulanka ugu dambeeya kaas oo caawa dhexmari doona kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid kulan xiiso badan oo ku qabsoomi doona garoonka aan booqashadiisa la jecleen ee…

Hordhaca Finalka FA Cupka: Arsenal & Hull City Oo Ku Balansan Garoonka Wembley

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

LA ISKUMA WAR HAAYO: “Arsenal ayaa rajeyneysa iney ka baxdo abaarta koob la’aan ee heysata mudada badan, halka Hull City ay dooneyso iney ku guuleysato koobkii ugu horeeyay Ebid” Kulan culus ayaa ka dhici doona garoonka Wembley ee magaalada London marka ay kulmaan kooxaha Arsenal iyo Hull City, Arsene Wenger…

Hordhac: Man United vs Hull City: Red Devils Oo Rajo Liidata Ka Leh Tartanka Europa League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United ayaa caawa gurigeeda ku ciyaareysa kulankeedii ugu dambeeyay horyaalka Premier League xili ciyaareedkaan, iyadoo ku jirta xili ciyaareedkii ugu xumaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxeyna ka hor imaaneysaa kooxda dhaxaltooyada u qaadatay booskii Europe League ee ay Man United rajada weyn ka laheed. Manchester United ayaa u baahan iney…

Hordhac: Crystal Palace vs Liverpool: Tartanka Horyaalka Ingiriiska Oo Xiiso Gooni Ah Yeeshay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Liverpool ayaa u safreysa London iyadoo la ciyaari doonta kooxda Crystal Palace sidoo kalana ka warqabta in hogaanka horyaalka ay ku dhagan tahay Manchester City oo goolal kaga heysa, balse kulan baaqi ah gacanta ku heysata hadii ay Liverpool ciyaarto kulankeeda caawa. Liverpool ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay Chelsea…

Hordhac: Ac Milan vs Inter Milan: Kulanka Derby Della Madonnina Oo Caawa Sansiro Ka Dhici Doona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha isku magaalada ah ee Inter Milan iyo Ac Milan ayaa caawa ku ciyaaraya garoonka Sansiro oo ay wada leeyihiin balse caawa Ac Milan ayaa marti loogu yahay. Kooxda Milan ayaa todobaadkii ugu dambeeyay guuldaro xanuun badan kala kulantay As Roma oo ay ugu martiyeen Olympico markii ay 2-0 lagu…

Hordhac: Arsenal vs West Brom: Wiilasha Wenger Oo Ciyaaraya Iyagoon ka Walwalsanen Champions League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiilasha Wenegr ayaa gurigooda Emirates kusoo dhaweyn doona West Bromwich Albion, xili kooxda Waqooyiga London ka dhisan aysan walwal ka qabin iney weyso booska ay u dagaalameysay ee Champions League madama guuldaradii Everton ay u sahashay iney xaqiiqsato booskeeda. Kaliya kulankaan wuxuu xamaasad u leeyahay West Bromwich Albion oo dooneysa…

Hordhac: Chelsea vs Norwich: Blues Oo Fursad U Heysata Iney Hogaanka Horyaalka Kumeel Gaar Ula Wareegto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Chelsea ayaa maanta soo dhaweyn doonta kooxda Norwich City kulan labada kooxood ay u baahan yihiin dhibco si ay midba uga fakarto xaalada heysata ee ay dhexda kaga jirto, Blues ayaa dooneysa iney si kumeel gaar ah u gasho kaalinta labaad halka Norwich ay dooneyso iney madaxa kala soo baxdo…

Hordhac: Man United vs Sunderland: RVP Oo Soo Laabtay & Wayne Rooney Oo Maqan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United ayaa kulankeedii labaad ciyaari doonta iyadoo uu majaraha u hayo tababaraha kumeel gaarka ah ee Ryan Giggs kaas oo kulankiisii ugu horeeyay soo bandhigay qidad cajiib ah iyo guul muhiim ah markii ay United 4- ku xaaqeen kooxda Norwich City. Si Kastaba Man United ayaa ku beegmeysa Sunderland…

Close