Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 3)

Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Marco Reus Oo La Shaaciyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borrusia Dortmund ayaa shaaca ka qaaday mudada rasmiga ah oo uu garoomada ka maqnaan doono wiilka reer Jarmal ee nasiibka u yeelan waayay inuu xulkiisa u raaco Brazil Marco Reus. 25-jirkaan ayaa dhaawac dhanka canqawga ah uu soo gaaray kulan saaxibtinimo oo ay xulkiisa la ciyaareen Armenia kulan kusoo idlaaday…

Ilkay Gundogan Oo Isbadal Weyn Ku Yimid Jirkiisa Kadib Dhawaacii Halista Ahaa Ee Asiibay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad qaabeeyaha naadiga B. Dortmund Ilkay Gundogan oo aan ka qayb qaadan doonin koobka aduunka kadib markii uu dhaawac halis ah dhanka dhabarka kasoo gaaray ayaa laga soo bandhigay sawiro muujinaayo in jirkiisa uu isbadal weyn ku yimid madaama xidigan mudo 11-bilood ah uusan kubada cayaaran muuqaal ahaan Ilkay cayil…

Rasmi: Mario Mandzukic Oo Sheegay Inuu Bayern Munich Boorsadiisa Ka Qaatay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Croatia Mario Mandzukic ayaa si rasmi ah u sheegay inuu kooxdiisa Bayern Munich ka tagay sidoo kalena uusan dib ugu soo laaban doonin garoonka Allianz Arena, weeraryahankan awooda badan ayaa mudo la hadal haayay inuusan ku qanacsaneyn ka mid ahaan shaha Bayern madaama uu uusan ku faraxsaneyn qaabka…

Xidigha Xulka Jarmalka Oo Soo Gaareen Dalka Brazil (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Magaalada Salvador ee dalka Brazil waxaa kasoo dageen xulka Jarmalka oo ka mid ah xulalka ugu tunk weyn ee koobka aduunka ka qayb qaadan doonaan, xidigaha xulkan waxaa horkacaayay macalin Joachim Low waxayna dagi doonaan magaalada Salvador oo xarun u noqon doonto xulkan matalaayo qaarada Yurub. Xidigaha xulka Jarmalka ayaa…

EA Sports  2014 FIFA World Cup OO Sadaal Dhameestiran Koobka Aduunka Ka Bixiyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

EA Sports  2014 FIFA World Cup oo sanad walbo sadaal ka bixiso cayaaraha aduunka markii ay bilaaban rabaan ayaa soo bandhigtay sadaashii kala duwaneed, waxaana xusid mudan in EA Sports  2014 FIFA World Cup ay xulka Jarmalka u sadaaliyeen hanashada koobka aduunka waxayna sheegeen in Jarmalka uu noqo doono xulkii…

Toni Kroos Oo Markale Man United Iska Diiday Balse Soo Dhaweeyay Dalabka Kooxda Spain Ugu Awooda Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha xulka Jarmalka Toni Kroos oo tirsanaayo maal maha uu Bayern Munich lasii joogi doono ayaa markale meesha ka saaray inuu kooxda Man United ku biiri doono wuxuuna xidigan sheegay in qorshihiisa aysan ku jirin inuu ka cayaaro garoonka Old Trafford balse xidigan tayada wanaagan ayaa soo dhaweeyay hadal…

Marco Reus Oo Loo Magacaabay Xidiga Ugu Wanaagsan Xili Ciyaareedkan horyaalka Jarmalka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha dhanka weerarka ee kooxda Borrusia Dortmund Marco Reus ayaa ku guuleystay xidiga ugu wanaagsan horyaalka Jarmalka xili ciyaareedka 2013/2014. Xidigaan reer Jarmal ayaa helay codad dhan 28.6% wuxuuna booska ka galay saaxiibkiisii hore Robert Lewandowski kaas oo isna helay 20.3%. Arjen Robben oo Bayern ka tirsan ayaa gay…

Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14

Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah usoo bandhigeen xidigahii ugu wanaagsanaa koobka horyaalada Yurub oo dhawaan soo idlaaday tartankan oo ay ku guuleesatay naadiga Real Madrid ayaa loo xil gudi farsamo inay soo doortaan xidigahii ugu wanaagsanaa xili cayaareedkii 2013/14 waxayna gudigan si rasmi ah usoo…

Dortmund Oo Beenisay Iney Dhameysay Saxiixa Immobile

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maareeyaha Ciyaaraha ee kooxda Borrusia Dortmund Michael Zorc ayaa xaqiiiyay in koxdiisa ay rajo ka qabto saxiixa weeraryahanka Torino Ciro Immobile isla markaana aysan jirin heshiis la dhameeyay. Weeraryahanka ugu goolasha badan horyaalka Serie A-da xagaagan kaas oo dhaliyay 22-gool, ayaa mudo badan lala xiriirinayay kooxda Borrusia Dortmund iyadoo ku raad…

Xidigaha Koobka Aduunka Ka Qayb Qaadan Doonaan Iyo Kuwa Suuqa Yurub Magacooda Lagu Hadal haayo Wax ka Ogaaw (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhamaan xidigaha aduunka ugu caansan waxay xagaagan isugu tagi doonaan dalka Brazil madaama uu koobka aduunka si rasmi ah dalka Brazil uga bilaaban doono 12-ka bishan sidaa darteed waxaa jiraan xidigo dunida caan ka ah kuwaas oo koobka aduunka ka qayb qaadan doonaan balse magacyadooda suuqa Yurub lagu hadal haayo…

Close