Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii kooxaha Liverpool iyo Benfica ay heshiiska wada gaareen arinka kubad sameeye Lazar Markovic waxayna Liverpol xidigan ku qaadaneysaa £25m, madaama labadan naadi heshiiskan meel isla dhigeen waxaa lagu wadaa 20-jirkan inuu Anfield soo gaaro si uu tijaabo caafimaad u maro kadibna si rasmi ah loo siiyo maaliyada Reds,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeega ugu magaca dheer dalka Jarmalka Lothar Matthäus, sidoo kalena ahaa kabtankii ugu dambeeyay ee xulka Jarmalka u qaaday koobka aduunka sanadii 1990 ayaa si toos ah kooxda Real Madrid ugu hambalyeeyay heshiiska ay la gaareen Toni Kroos, wuxuuna ruug cadaagan wareysi dheer siiyay wargeska Mara asigoo ku sugan magaalada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ashley Cole oo ay dhawaan kooxda Chelsea iska fasaxday sidoo kalena baadi goob ugu jiray inuu koox cusubku biiro ayaa go’aansaday inuu mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato Serie A-da dalka Talyaaniga kadib markii uu heshiis rasmi ah la gaaray kooxda AS Roma, Cole aya ku sugnaan doono caasimada dalka Talyaaniga mudo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababarihii hore ee xulka Argentina iyo naadiga Fiorentina Cesar Prandelli ayaa si rasmi ah ula wareegay hogaanka naadiga Galatasaray ee ka dhisan dalka Turkiga, labo todobaad ka hor markii uu jagada xulka Italy iska dhiibay ayaa la xaqiijiyay inuu kooxda Galatasaray la wareegi doono balse maanta ayaa si rasmi ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jariiradda saldhigeedu yahay faransiiska L’Equipe ayaa cadeysay in Paul Pogba uu dhexda kaga jiro tartan xoog leh oo u dhaxeeya koxaha Man United, Man City, Chelsea, PSG & Real Madrid. Xidigaan heerka caalami ee reer France ayaa muujiyay dadaal dheeraad ah koobka Aduunka wallow xulkiisa uu wareega quarter finalka ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Rug cadaagii hore kooxaha Arsenal & Chelsea Ashley Cole ayaa markaan soo tijaabinaya nolosha ka jirta horyaalka talyaaniga isagoo manta u duuli doona caasimada talyaaniga ee Roma wuxuuna heshiis laba sano ah qalinka ugu duugi doonaa kooxda As Roma. 33-jirkaan reer England ayaa si xor kaga soo tagay kooxda Chelsea…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka Xulka Chile Claudio Bravo ayaa soo gaaray kooxda Barcelona si uu maanta tijaabo caafimaad u maro una saxiixo heshiiska uu kooxda Barcelona kaga mid ahaanayo sanadaha soo aadan. Goolhayahaan ayaa noqonaya xidigii sadexaad ee ay Barcelona lasoo saxiixato xagaagan iyo goolhayihii labaad ee xagaagan ay lasoo saxiixato. Bravo ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababare Arsene Wenger ayaa diyaar u ah inuu xambaaro masuuliyada suuqa kala iibsiga kooxda Gunners xagaagan wuxuuna dib usoo rogaal celiyay xiisihii uu u qabay kubad burburiyaha reer Jarmal Lars Bender kaas oo ka tirsan kooxda Bayer Leverkusen ee dalka Jarmalka. Tababare Wenger ayaa qarka u saaran inuu xaqiijiso saxiixa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sport Mediaset ayaa cadeysay in weeraryahankii hore Milan Alexandre Pato uu dib ugu soo laaban doono garoonka Sansiro, balse markaan wuxuu xiran doonaa maaliyadda Inter Milan. Weeraryahankii hore Milan ayaa haatan amaah ugu jooga kooxda Sao Paulo isagoo sanadii 2013 ku biiray kooxda Corinthians waxaana markaan uu dib ugu soo laaban…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal waxay ka mid tahay kooxaha loo sadaalinaayo inay hantaan Premiership-ka Engalnd xili cayaareedka 2014/15 oo si rasmi ah u bilaaban doono bartamaha bisha August sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa kulamada ay xili cayaareedka cusub Gunners-ka ugu diyaar garoobi doonto, fadlan hoos kaga bogo kulamada saaxiibtinimo oo ay Arsenal…