Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ruud cadaaga reer Portugal Tiago Mendes ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah dib ugu soo laabto garoonka Stamford Bridge bilaaga todobaadka dambe, xidigan ayaa aqbalay heshiis ay Chelse usoo bandhigtay wuxuuna ku faraxsan yahay inuu ka hoos shaqeyn doono macalin Jose Mourinho, Tiago qandaraaska uu kooxda Atletico Madrid kula…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Liverpool oo baadi goob ugu jirto daafaca garabka bidix ku wanaagsan ayaa haatan diirada saari doonto sidii ay kula soo saxiixan laheed xidiga xulka Brazil iyo kooxda Real Madrid Marcelo, macali Brenden Rodgers ayaa ku qanacsan in Marcelo uu kooxdiisa wax weyn kusoo kordhin karo madaama uu xidigan tayada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Luis Suarez ayaa qaniinyo ku qabtay daafaca Italy Giorgio Chiellini intii lagu guda jiray kulankii adkaa ee dhex maray xulalka Italy iyo Uruguay oo ugu dambeyntii 1-0 Guusha ku raacday Uruguay taasoo la micno ah in Xulka Azuri gebi ahaanba laga tirtiray koobka adduunka. Daqiiqadii 12 ee cayaarta oo 0-0…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka kooxda Man City Vincent Kompany ayaa shaaca ka qaaday inay marar badan lasoo xariirtay kooxda Barcelona sidoo kalena uu ku sigtay inuu garoonka Camp Nou u dhaqaaqo, balse haatan wuxuu sheegay daafacan awooda badan inaysan jiri doonin fursad uu Barcelona kaga mid noqon karo madaama uu ku faraxsan yahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Yaya Toure ayaa afka kala furtay wuxuuna asigoo aad u careesay si toos ah u weeraray maamulka kooxdiisa Man City, xidigan tayada wanaagsan ayaa si rasmi ah u sheegay in Man City ay fasax 4-maalmoodah u diideen kadib markii uu rabay inuu waqti la qaato ama xanaaneeyo walaalkiisi geeriyooday Ibrahim…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama Man United ay ku guuleesatay saxiixa xidiga khadka dhexe ka cayaaro Ander Herrera sidoo kalena ay ku qaadan doonto £28million waxaan idiin heynaa 10-xaqiiqo oo xidigan dhalinta yar ku saabsan, hadaba hoos kaga bogo macluumaadka xisiha badan ee xidiga u gaarka ah waxaana kasoo xiganay shabakada Express Sport: 1)…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii kooxda Man United ayaa ku guuleesatay saxiixa Ander Herrera oo khadka dhexe kaga cayaaro naadiga Athletico Bilbao, laacibkan tayada wanaagsan Man United waxay ku raad joogtay mudo dheer weliba sanadkii hore ayay saxiixiisa ku guul dareesatay balse maanta waxaa u suura gashay inay gacanta kusoo dhigto, wargesyada dalka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tartanka koobka aduunka 2014 wuxuu haatan u muuqdaa mid guul kusoo idlaan rabo sidoo kalena taariikh ahaan tartankii ugu wanaagsanaa ee ebid la qabto ayuu noqon rabaa marka dhinacyo badan laga fiiriyo, waxaa la sheegay in sanadii 2010 tartankii la qabtay ay daawadeen 3.6 billion haatana waxaana la sadaalinaa in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka England waxaa dhawaan laasoo saaray isku aadkiisa sidoo kalena saxaafada aduunka maalin walbo waxay hadal heysaa xili cayaareedka 2014/15 madaama koox walbo ay diyaar garow adag ugu jirto sido kalena xidigo tayo wanaagsan ay suuqa Yurub ka baadi goobeyso balse waxaa si gaar ah looga hadlay xidigaha haatan horyaalkan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama koooxaha Yurub ugu caansan ay bilihii ugu dambeeyay dadaal xoogan wadaan sidoo kalena ay caleemeesteen xidigaha ay doonayaan inay lasoo saxiixdaan hadana midaas uma suura galin balse waxaan helnay xog la isku haleen karo taasi oo sheegyso in todobaadkan gudahiisa 9-cayaaryahan oo caalamka laga yaqaan in suuqa Yurub lagu…