Home » Archives by category » Maxaa Cusub (Page 5)

Sawiro: Mario Balotelli Oo Kasoo Muuqday Hotel Loo Dalxiiso Tago Oo Ku Yaala Miami Isagoo Sigaar Cabaya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib Markii Xulka Italy Laga soo reebay Koobka Adduunka Mario Balotelli ayaa kasoo muuqday Hotel Loo Dalxiis Tago oo ku yaal Miami isagoo sigaar cabayo. Mario ayaa waxaa dalxiiskiisa ku wehlineysay fiance Fanny Neguesha, haddaba hoos ka daawo sawirada dalxiiskaas.    …

Liverpool Oo Ku Dhaw Iney Soo Afjarto Saxiixeedii Afaraad Iyado Weeraryahan Ka Dooneysa Benfica

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Liverpool ayaa ku jirta hub aruursi inkastoo ay qarka u saaran tahay iney weyso xirfadle heer sare ah oo fadeexad darteed kaga tagi doona kooxda balse haatan waxey qarka u saaran tahay iney Benfica kala soo wareegto da’yar dhanka weerarka kaga ciyaara kaas oo wacdaro dhigay xiligii dhamaaday. Lazar Markovic…

Brazil Oo Racfaan Ka Qaadaneysa Ganaaxa Thiago Silva

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Brazil ayaa dooneysa iney afgambiso ganaaxa daafaca xulka Brazil Thiago Silva iyadoo racfaan u gudbineysa Fifa si loo ogolaado in kabtankooda uu qeyb ka noqdo kulanka quater finalka ee ay wajahayaan Germany. Daafacaan PSG ayaa kaarka hurdiga ah loo taagay kadib markii uu qalad ka galay goolhayaha Colombia David Ospina…

RASMI: Barcelona Oo Aqbashay Dalabkii Ay Arsenal Kasoo Gudbisay Alexis Sanchez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Barcelona ayaa aqbashay dalab ay ka heshay kooxda Arsenal oo ahaa iney 40 Malyan Oo Euro ku dooneyso weeraryahanka reer Chile Alexis Sanchez sida ay fahantay il wareedka Goal.com ee caalamiga ah. Gunners ayaa haatan diyaarineysa saxiixa xidigaan waxaana la filayaa in lagu dhawaaqo heshiiskiisa 48-da saac ee soo…

Goolhaye Willy Caballero Oo Ku Dhaw Inuu Ku Biiro Kooxda Manchester City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester City ayaa qarka u saaran iney dhameystirto heshiiska goolhayaha kooxda Malaga Willy Cabellero sida ay fahantay il wareedka Goal.com ee caalamig ah. Goolhayahaan da’da ah ee reer Argentina ayaa 24-ka saac ee soo socda u duuli doona magaalada Manchester si uu caafimaad ugu maro kooxda uu hogaamiyo macalinkiisii hore…

Sedex Ka Mid Ah Taageerayaasha Costa Rica Oo Toorey Lala Dhacay Kadib Guuldaradii Koobka Aduunka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii xulka Costa Rica gabi ahaanka koobka aduunka isaga hareen waxaa soo ifbaxday in caasimada dalkan San Jose ay ka dhaceen rabshado xoogan madaama xulkooda wareega 8-aad ku hareen, tageerayaal farabadan oo kulakan usoo daawasho tageen ayaa niyad jabeen kadib markii rigoorayaal 4-3 Holland ku reebtay, fagaaraha Dimuqraadiyada ee…

Benzema Iyo Real Madrid Oo Si Rasmi Ah U Bilaabeen Wada Hadaladii Qandaraaska Loogu Kordhin Lahaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo Karem Benzema uu niyad jab xoogan ka qaaday in xulkiisa France ay koobka aduunka isaga haraan hadana xidigan ayaa wada xaajood rasmi ah la furay maamulka Real Madrid si uu qandaraas cusub kooxdiisa ugu saxiixo, Benzema heshiiska uu haatan Madrid ku joogo wuxuu ku egyahay sanada 2015 sidaa darteed…

Messi Vs Maradona Oo La Is Bar Bar Dhigay Kadib Markii Argentina Semi-Final Soo Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo 24-sano kadib xulka Argentina wuxuu soo gaaray nus dhamaadka koobka aduunka sidoo kalena xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu qarka u saaran yahay inu Final u gudbo hadii ay dhigood Holland ka badiyaan, hadaba Lionel Messi ayaa sanadkan boorka iska jafay wuxuuna muujiyay inuusan ahayn laacib naadi oo…

Galatasaray Oo U Dhaqaaqday Soo Xerogalinta Daafaca Ugu Muhiimsan Liverpool

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca kooxda Liverpool Martin Skrtel ayaa dalab ka helay kooxda turkiga ka dhisan ee Galatasaray iyadoo usoo bandhigtay mushaar fiican hadii uu ogolaado inuu usoo guuro horyaalka Turkiga. The People ayaa cadeysay in daafacaan u dhashay Slovakia kaas oo ay laba sano kaga hartay heshiiskiisa Liverpool ay Galatasaray ay u…

Samir Nasri Oo Dhimi Doona Mushaarkiisa Si Uu Qandaraaska Ugu Kordhiyo Man City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha kooxda Manchester City iyo xulka France Samir Nasri ayaa diyaar u ah inuu dhimo mushaarkiisa inta u dhaxeysa 20,000 ama 40,000 si uu heshiis cusub ugu saxiixo kooxdiisa. Xidigii hore Arsenal ayaa haatan ka qaata kooxda Gunners 160,000 isagoo ka mid ah xidigaha meel dhexaadka ah ee ka…

Close