Home » Archives by category » Suuqa (Page 3)

Wararkii Ugu Dambeeyay Saxiixa Luis Suarez & Waqtiga La Dhameyn Doono Oo La Shaaciyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo labadaan bari saxaafada caalamka ay ka aamustay arinta ku aadan heshiiska Luis Suarez ee Barcelona ayaa hadanha qabiirkaCiyaaraha Spain Guillem Balague ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhameyn doono heshiiska xidigaan uu ugu wareegayo kooxda Barcelona ee dalka Spain. Weeraryahanka Liverpool ayaa la rajeynayaa inuu ku biiro kooxda Barcelona…

PSG Oo Dalab 60 Malyan Oo Euro Ah Ka Gudbisay Angel Di Maria

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Paris Saint Germain ee ka dhisan dalka faransiiska ayaa diyaar u ah iney bixiso 60 Malyan Oo Pound iyadoo Real Madrid ka dooneysa garabkeeda reer Argentina Angel Di Maria. Mustaqbalka Angel Di Maria ee Real Madrid ayaa shaki ku jira madama kooxda Bernabue ka dhisan ay dooneyso iney iska iibiso…

DEG-DEG: Alexis Sanchez Oo U Duulay London Si Uu U Dhameystiro Heshiiska Arsenal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Barcelona Alexis Sanchez ayaa u duulay London si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biiri lahaa koxda Arsenal isagoo sida lagu cadeeyay warbixinta iska diiday inuu ku biiro kooxaha Juventus iyo Ac Milan. Kooxda Gunners ayaa ku warnatay iney kula saxiixatay Alexis Sanchez 32 Malyan Oo Pound maalmihi lasoo…

Inter Milan Oo Qorsheyneyso Iney Lasoo Saxiixato Burburiyaha Liverpool Lucas Leiva

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inter Milan ayaa qorshaheeda suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ku darsatay burburiyaha reer Brazil Lucas Leiva kaas oo la filayo inuu isaga tago kooxda Liverpool xagaagan kadib markii xidigaan uu boos joogto ah ka waayay tababare Rodgers. Mustaqbalka xidigaan waxaa ragaadiyay dhaawacyo fara badan oo saameeyay taasoo hubanti uga dhigi weysay…

Kooxda Liverpool Oo Ka Tala Baxday Saxiixa Xidiga Barcelona Alexis Sancehz

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Liverpool ayaa gabi ahaanba soo afjartay xiisahii ay u qabtay Weeraryahanka Xulka Qaranka Chile iyo Kooxda Barcelona Alexis Sanchez kaas oo doortay inuu ku biiro Arsenal. Kooxda Anfield ku ciyaarta ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinayay xidigaan reer Chile waxaana mar la isku soo qaaday inuu qeyb ka noqdo heshiiska…

Barcelona Oo Man United Kula Dagaalami Doonta Saxiixa Daafaca Dortmund Mats Hummels

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Barcelona ayaa diyaar u ah iney dagaal xoogan la gasho Manchester United iyadoo kula dagaalameysa daafaca Borrusia Dortmund Mats Hummels. Kooxda Shayaadiinta Cas-Cas ee ku ciyaarta garoonka Old Trafford ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay lala xiriirinayay saxiixa daafacaan rug cadaaga ah kaas oo ay ku qiimeysay 20 Malyan Oo Pound.…

Arsenal Oo Hormar Ka Sameesay Soo Xero Galinta CUADRADO Kadib Markii Ay Dalab Wanaagsan U Gudbisay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka xulka Colomba iyo naadiga Fiorentina JUAN CUADRADO ayaa kusii siqaayo inuu kooxda Arsenal ku biiro kadib markii naadiga Gunners-ka ay dalab aad u sareeyo miiska u saartay dhigeena Violla inkastoo laacibkan ay kooxo badan saxiixiisa ku raad joogaan hadana macalin Arsene Wenger ayaa isku kalsoon inuu soo xero galin…

Wakiilka Xidiga Torino Alessio Cerci Oo Ku Sugan Madrid Si Uu Wadahadal Ula Furo Atletico Madrid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sky Sports Italia ayaa xaqiijisay in wakiilka garabka xulka talyaaniga iyo kooxda Torino Alessio Cerci uu ku sugan yahay caasimada Spain ee Madrid isagoo wadahadalo la galaya kooxda Atletico Madrid. Warbixinta ayaa intaas ku dareysa in xidigaan uu dalab ka helay kooxda uu hogaamiyo tababare Diego Simeone taas oo raadineysa…

Rasmi: Ashley Cole Oo Ku Biiray Kooxda AS Roma

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ashley Cole oo ay dhawaan kooxda Chelsea iska fasaxday sidoo kalena baadi goob ugu jiray inuu koox cusubku biiro ayaa go’aansaday inuu mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato Serie A-da dalka Talyaaniga kadib markii uu heshiis rasmi ah la gaaray kooxda AS Roma, Cole aya ku sugnaan doono caasimada dalka Talyaaniga mudo…

Manchester City Oo Hogaamineysa Loolanka Loogu Jiro Da’yarka Juventus Paul Pogba

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jariiradda saldhigeedu yahay faransiiska L’Equipe ayaa cadeysay in Paul Pogba uu dhexda kaga jiro tartan xoog leh oo u dhaxeeya koxaha Man United, Man City, Chelsea, PSG & Real Madrid. Xidigaan heerka caalami ee reer France ayaa muujiyay dadaal dheeraad ah koobka Aduunka wallow xulkiisa uu wareega quarter finalka ku…

Close