Home » Horyaalada » Bundesliga » Chelsea iyo Mancehster City Oo Isha Ku Wada Hayya Comen Balse Bayern Maxey Rajo ka Ledahay Xidigan

Chelsea iyo Mancehster City Oo Isha Ku Wada Hayya Comen Balse Bayern Maxey Rajo ka Ledahay Xidigan

Kingsley Coman ayaa lala xeriirinayaa kooxda Chelsea Iyo Manchester City midkod in uu mustaqbal wacan ku qaadan doono balse Bayern ayaa dooneysa in ay xidigan mudo dheer uu baaqi kusii ahaado Germany.

20-sano jirkan u dhashay dalka France ayaa Bundelisga kaga yimid kooxda reer talyaani ee Juventus sanadii 2015 sidoo kale waxaa xusid mudan in xidigan uu ugu fadhiyo kooxda Bayern Munich aduun lacageed gaaraya €21 million.

Waxaa shaki ku jirin in xidigan uu dooneyn in uu dib ugu laabto horyaalka dalka Talyaaniga ee Seria A.

Hadii uu doonayi in uu isaga dhaqaaqo garoonka Allianz Arena eek u ciyaarta kooxda Bayern wuxuu aadi doonaa labada koox ee reer England oo si weyn u baadi goobayey xidigan.

Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa si wada jir ah u kaluumeysta ciyaaryahanda da’ada yare e ka ciyaara horyaalda kala duwan ee qaarada yurub.

Comen ayaa 17-kulan kasoo muuqday garoomada koxoda Bayern Munich xili ciyaareydkan kaasoo dhaawac kaga maqnaa garoomada maadaama uu dhamaadkii 2016-ka uu soo gaaray dhaawac.

 

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *