Home » Horyaalada » Ciyaaryahanada  Everton Ee Romelu  Lukaku Iyo Ross Barkley Oo Hal Koox Soo Dalbatay Manchester United Liverpool Mise Chelsea

Ciyaaryahanada  Everton Ee Romelu  Lukaku Iyo Ross Barkley Oo Hal Koox Soo Dalbatay Manchester United Liverpool Mise Chelsea

 

Romelu Lukaku Iyo Barkley ayaa ah kuwa ay ku duusho kooxda Everton kuwaasoo u kala maareeya qalbada dhaxe iyo weerarka kooxda.

Hogaamiyaasha horyaalka EPL-Ka Chelsea ayaa doonaysa in ay dib usoo ceshato Lukaku kaasoo si xur ah uga tagay kooxda si la mid ah waxaa ay dooneysa in ay lasoo wareegto xidiga ay isku kooxda yihiin ee qadka dhaxe ka ciyaara ee Barkley.

Romelu Lukaku Ross Barkley Everton Aston Villa

Majalado qaar ayaa aaminsan in ay suurta galtahay in Lukaku uu dib ugu laabto kooxdiisa hore ee Chelsea  halka Barkley mudo dheer laga xiiseenayey garoonka Stamford Bridge.

Chelsea aya dooneysa labadaan xidig in ay ku qarash gareyso £100 million oo ganiga istarliinka markii la gaaro suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xili ciyaareydka soo aadan.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *