Home » Europe » Codayn: Majaladda Marca Oo Codayn ka Qaaday Aqristayaasheeda Taas oo Lagu Waydiinayay Haddii Keylor Navas Uu U Qalmo inuu sii Ahaado Gool Hayaha Koobaad,Hadaba Yay U Codeeyeen?

Codayn: Majaladda Marca Oo Codayn ka Qaaday Aqristayaasheeda Taas oo Lagu Waydiinayay Haddii Keylor Navas Uu U Qalmo inuu sii Ahaado Gool Hayaha Koobaad,Hadaba Yay U Codeeyeen?

 

David De Gea, Thibaut Courtois, or Gianluigi Donnarumma, ayay Real Madrid keeni Doontaa badalka gool hayaha cadaadisku saaranyahay ee Keylor Navas,sida ay u codeeyeen aqristayaasha MARCA.

 

Kadib bandhig aan fiicneen oo uu soo bandhigay kulankii ay Madrid ka hortagtay  Real Betis, markaas oo uu xidigan reer Cost Rica sameeyay tiro qaladaad ah qaybtii hore ee ciyaarta inkastoo uu sameeyay badbaadin cajiib taas oo Real Madrid ka caawisay inay ku guulaysato garoonkeeda, goolhayahan ayaa wajahayay dhaleeceen gudaha iyo bannaanka Estadio Santiago Bernabeu.

 

Intii lagu guda jiray codaynta loo qaadayay aqristayaasha MARCA qayteeda English-ka oo lagu waydiinayay haddii Navas lagu aamini karo maaliyadda lambarka koobaad ee Real Madrid xilli ciyaareedka soo aadan, 59 boqolkiiba oo kamid 1100 codeeyayaal ayaa u codeeyay in ay doonayaan in arkaan isabdal dhanka goosha ah.

 

Dhanka kale ee shabakada qayteeda wax ku qorta afka Spainsh-ka , tiro le eg 39,00 ayaa codeeyay ayadoo  51 boqolkiiba ay ay sheegeen inay doonayaan saxiix cusub ama KIKO Casilla lasiiyo fursad.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *