Home » Horyaalada » France League I » Culees Hor Leh Oo Soo Wajihi Doona PSG Matudi Oo Arin Naxdin leh Ka Dhawaajiyey

Culees Hor Leh Oo Soo Wajihi Doona PSG Matudi Oo Arin Naxdin leh Ka Dhawaajiyey

Paris Saint-Germain xidigeeda qadka dhaxe kaga ciyaara Blaise Matuidi ayaa diyaar u ah in uu isaga tago Parc Des Princes markiiu idlaado xili ciyaareydkan sida ay soo warinayso Le Parisien.

Xidigan reer France ayaa daaha ka rogay in uu  ku qanacsaneen kusii sugnasha kooxda PSG laasoo diyaar u ah in uu isaga dhaqaaqo kooxda markii uu idlaado xili ciyaareydkan waxaana lasoo warinayaa in uu baadi goob ugu jiro kooxda uu ku biiri lahaa markii suuqa kala iibsiga uu furmo.

Tani ayaa caqabad ku noqon karta xidigaha PSG maadama xidigan uu ku jiro xidigaha ay kooxda kaga tashato qadka dhaxe markii kooxda ay u baahantahay weerar ama daafac kaasoo labda dhinac ku filan inkastoo Parc De Princes ay joogaan xidigo uu ka mid yahay Verati ayaa wal asyan ku qanacsaneen PSG ka tagista xidigan uu isaga hayaamayo kooxda.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *