Home » Europe » Champions League » Daafac Kamid Ah Daafacyada Ugu Wanaagsan Kubada Cagta Oo Ku Guuleeystay Shahaadada Masters Degree

Daafac Kamid Ah Daafacyada Ugu Wanaagsan Kubada Cagta Oo Ku Guuleeystay Shahaadada Masters Degree

Daafaca qabiirka ah ee xulka qaranka Italy iyo kooxda kubada cagta Juventus Giorgio Chiellini ayaa 6-bishaan April  ku guuleeystay shahaada heerka labaad ee jaamacada oo lo yaqaanon Masters Degree taa soo uu ka qaatay kuliyada  Business Administration .

Waan ku faraxsanahay in aan ku guuleeysto shahaada Master Degree ayuu daafacaan qabiirka ah ku soo qoray Twitter.

Websiteka kooxda Juve ayaa la soo dhigay sawirada ciyaaryahankaan oo ku guuleeysanaya ama gudoomaya shaadada Master Degree ta soo uu ka qaatay University of Turin’s School of Management and Economics.

Ciyaaryahankaan ayaa difaacday buugiisa kaa soo uu kaga hadlayay ‘The Business Model of Juventus Football Club in an International Context’ oo ku saabsan habka dhaqaalaha eey u sameeyso kooxda Juventus.

Qofkasta oo taageera koxda waa uu jeclaaday horumarka wax barasho ee uu ku talaabsaday xidigaan heerka caalami Waxa eeyna hampalyo u soo marsiiyeen Baraha Bulshada

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *