Home » Horyaalada » Daawo: Goolhayaasha Kooxda Chelsea Oo Tartan Ku Galay Kubada NFL-ka Oo Ay Caanka Ku Yihiin Mareekanka

Daawo: Goolhayaasha Kooxda Chelsea Oo Tartan Ku Galay Kubada NFL-ka Oo Ay Caanka Ku Yihiin Mareekanka

Goolhayasha kooxda Chelsea shabaqa u ilaaliya ee Courtios, Bagovic iyo Eudardo ayaa tartan adag ku galeen kubada NFL-ka oo looga haray dalka Mareekanka.

Courtios oo u dhashay Belgium-ka aya keensaday dhibco gaaraya 44-dhibcood halka Eudardo uu keensaday 35-dhibcood kaasoo dalka Portugal u dhasahy iyo Begovic oo goolhayyaha labaad ee kooxda ah oo kensaday 51-dhibcood waxeyna ka dhigantahay in Courtios iyo Eudardo in laga guuleystay oo ka tiiro dheerayahy dooqa labaad ee macalin Conte Begovic.

Waaa Kuwaan Seddexda Goolhayye Sida Ay U Wada Tartameen.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *