Home » Horyaalada » Bundesliga » David Alaba Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biiri Lahaa Markii Uu Bayern Ka Dhaqaaqo Real Madrid Ama Barcelona

David Alaba Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biiri Lahaa Markii Uu Bayern Ka Dhaqaaqo Real Madrid Ama Barcelona

Bayern Munich xidiga daafaca kaga ciyaara David Alaba ayaa doonaya in uu Real madrid ka door bido kooxda Barcelona sida laga soo warinayo majdalada Diaro Gol.

Alaba ayaa ku jira xidigaha garabka bidix ka xamaasha kuwooda ugu wanaagsan kaasoo haatan wada hadal ay ugu jiraan malkiilaha kooxda Real Madrid Florentino Perez iyo maal qabeenada kooxda Bayern inkastoo kooxda Bundesliga ka timaada ay Benabue guul daro xanuun badan ay kala soo kulantay kooxda Real Madrid.

Si kastaba xidigan reer Austria ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo Comp Nou in uu u dhaqaaqo kasoo dhagaha ka fureesanaya dalabyada kaga imaanaya kooxda Real Marid.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *