Home » Horyaalada » DEG-DEG: FA-ga England Oo Ansixiyay Sharci Cusub Oo Ganaax Loogu Soo Rogayo Ciyaartoyda Qarsoorka Ku Qiyaanta Rekoodhe Ay Istuureen.

DEG-DEG: FA-ga England Oo Ansixiyay Sharci Cusub Oo Ganaax Loogu Soo Rogayo Ciyaartoyda Qarsoorka Ku Qiyaanta Rekoodhe Ay Istuureen.

Xidhiidhka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa si rasmi ah u meel mariyay qorshe sharci oo la darsamayay kaas oo ciqaab adag loogu soo rogayo ciyaartoyda xerada ganaaxa isku dhex tuurta si ay rekoodhe ugu guulaystaan. Laga bilaabo xili ciyaareedka cusub ee 2017/18 waxaa si rasmi ah u dhaqan gali doona sharci cusub oo ganaax loogu soo rogayo ciyaartoy kasta oo ay ku cadaato in uu xerada ganaaxa dhexdeeda quusay ama uu isku dhex tuuray.

Kadib markii uu xidhiidhka kubba cagta Ingiriiska ee FA-gu maanta ka dooday isla markanaa uu la tashaday cidkasta oo ay khusayso arintani ayaa la go’aamiyay in ciyaartoyga isku daya in uu khimeeyo garsoorka isla markaana sifo sharci daro ah ku raadiya rekoodhe in ganaax la duldhigi doono iyada oo waliba loo mariyo hab muuqalkiisa dib loo daawanayo si la mid ah qaabka haddaba loogu ganaaxo ciyaartoyda qalad wayn samaysa ee aanu garsooruhu arkin.

Warka oo faah faahsan halkan kala soco

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *