Home » Horyaalada » Diego Costa Oo Fariin U Diray Xidiga Ay Isku Kooxda Yihiin Ee Eden Hazard

Diego Costa Oo Fariin U Diray Xidiga Ay Isku Kooxda Yihiin Ee Eden Hazard

Diego Costa ayaa doonayaa in Eden Hazard uu baaqi kusii ahaado muddo dheer Gegada Stamford Bridge ee Kooxda Chelsea kaasoo waayihii danbe ay baadin goob ugu jirtay kooxda Real Madrid.

ka dib jah wareerkii sanadkii hore ee koxoda Hazard ayaa ka niyad jabay inn uu baaqi kusii ahado koxoda kaasoo 13-goal dhaliyay 33-kulan uu ciyaaray.

26-sano jikan ayaa ku jiera xidigaha  Antonio Conte ay qanciyay kaasoo waqti wacan ku jira waxaana xiiseynaysa kooxda Real Madrid o ka heshay qaab ciyaareydkan xidigan.

Zinedine Zidaneayaa aaminsan xidigan in uu soo xera galin karo markii uu furmo suuqa kala iibsiga xagaaga soo aadan kaasoo diyaar garow adag u galaya doonayane in lacago badan ku qarash gareeyo.

Balse Costa ayaa rajeynayya xidigan qaabka wacan u ciyaaraya in uu Chelsea baaqi kusii ahaado wuxuuna donaya in uu had iyo jeer ka garab ciyaaro xidigan.

“ciyaarista aad la ciyaareysid waa mid wanaagsan” ayuu ku yiri Hazard.

“waxaad ku ciyaareysaa garoonka sidoo kale waxaad waqti wacan ku qaadanaysaa inta lagu guda jira ciyaata daqiiqad walba, sababtoo ah waa xidig heer sare ah”.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *