Home » Horyaalada » La Liga Spain » Daawo Muuqaalkan Guul Darada Uuba Ku Faraxsanyahay!! Hazard Oo Ku Daadiday Real Madrid Sidee

Daawo Muuqaalkan Guul Darada Uuba Ku Faraxsanyahay!! Hazard Oo Ku Daadiday Real Madrid Sidee

Chelsea ayaa shalay looga adkaaday gurigeeda lix biloow ka dib balse taageerayaasha Chelsea ayaa rajo weyn ka qaba horyaalka in la keeno gegada Stamford Bridge.

ka dib markii ay ciyaarta 2-1 ay uga soo adkaatay Crystal Place Xidiga lagu magacaawo Eden Hazard ayaa si weyn ugu daadiay kooxaha doonayo oo ay ugu sareyso kooxda Real Madrid.

waxaana wareysi la yeeshay wariye u dhashay dalka Belgium ee lagu magacaawo Claude Atcheba kaasoo 26-sano jirkan wax ka weydiiyay mustaqbalkiisa.

“Ma jiraan wax aan ka dhahy arinkaasi, waxaan ciyaaraa ciyaar walba, waxaan isku dayaa in aan u ciyaaro si alla sida ugu haboon, waana kaa” ayuu yiri Hazard.

cadaadisyo kala duwan ayaa jira oo ku aadan in uu doonayo cimilada Spain, Hazard ayaa qosol jabsaday sheegayna in uu doonayo Cimilada London.

“maxaad iga weydiineysaa arinakasi, maya waan ku faraxsanahay halkaan, waxaana doonayaa in aan sanadkan halkaan kusii sugnaado, waxaan kula jir kooxda qanadaraas gaaraya ilaa 2020-ka waana ku faraxsanahay halkaan” ayuu kusii daray Hazard.

Madrid macalinka hor kacay ee Zinedine Zidane ayaa hami weynka qaba in uu soo xera galiyo xidigan markii la gaaro xili ciyaareydka soo aadan.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *