Home » Horyaalada » Falanqeyayaasha BBC-da Oo Doortay Xiddiga Ay U Arkaan Midka Ugu Wanaagsan Horyaalka Premier League xili Ciyaareydkan Neville → Zlatan, Lawro → Kante

Falanqeyayaasha BBC-da Oo Doortay Xiddiga Ay U Arkaan Midka Ugu Wanaagsan Horyaalka Premier League xili Ciyaareydkan Neville → Zlatan, Lawro → Kante

Xili ciyaareedka horyaalka Premier League ayaa kusii dhawaanaya heerarkiisii ugu dambeeyay, waxaana doodda ugu weyn tahay xidigii noqon lahaa kan ugu wanaagsan horyaalka inkastoo lagu kala ra’yi duwan yahay hadana BBC-da ayaa weydiisay falanqeeyayaasheeda iney soo doortaan lix xidig kuwaas oo ay u arki karaan iney noqon karaan lixda xidig ee ku dagaalami doona inkastoo aan la magacaabin.

15-Falanqeeye oo badankood ah ciyaartoy kasoo ciyaartay horyaalka ayaa fikirkooda ka dhiibtay iyadoo qof walba uu muujiyay sida uu u yahay mid la socda xaaladda kooxaha, marka laga reebo 6-falanqeeye inta kale waxey isku raaceen N’Golo Kante oo qof walba uu u saadaalinayo.

Sidoo kale 14-ka mid ah falanqeeyayaasha ayaa liiska lixda ugu fiican kusoo daray N’Golo Kante kaliya hal falanqeeya ayaana ka saaray liiskiisa, sidoo kalana Phil Neville ayaa lagu xagliyay inuu kooxdiisa taageero u muujiyay madama uu doortay Zlatan Ibrahimovic.

Alan Shearer: N’Golo Kante

Xidigaha Shortlist-ga
Dele Alli (Tottenham) Eden Hazard (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) N’Golo Kante (Chelsea)
Romelu Lukaku (Everton) Alexis Sanchez (Arsenal)

Alan Shearer ayaa aaminsan in N’Golo Kante uu muujiyay inuu u qalmo abaalmarinta isla markaana uu rajeynayo inuu ku guuleysto marka la gaaro waqtigeeda.

Danny Murphy: Eden Hazard

Murphy’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Eden Hazard (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) Harry Kane (Tottenham)
N’Golo Kante (Chelsea) Romelu Lukaku (Everton)

Phil Neville: Zlatan Ibrahimovic

Neville’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Diego Costa (Chelsea)
Eden Hazard (Chelsea) Zlatan Ibrahimovic (Man Utd)
N’Golo Kante (Chelsea) David Silva (Man City)

Halyeeygii hore Manchester United Phil Neville ayaa aaminsan in Zlatan Ibrahimovic uu leeyahay dareen uu kulan walba ku ciyaaro sidoo kalana wuxuu qabaa inuu yahay ciyaariyahan leh tayo sare kaas oo xambaaray masuuliyadda Red Devils.

Pat Nevin – N’Golo Kante

Nevin’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Christian Eriksen (Tottenham)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) N’Golo Kante (Chelsea)
Romelu Lukaku (Everton) Gylfi Sigurdsson (Swansea)

Rachel Brown-Finnis: Dele Alli

Brown-Finnis’ shortlist
Dele Alli (Tottenham) Tom Heaton (Burnley)
Michael Keane (Burnley) Romelu Lukaku (Everton)
Sadio Mane (Liverpool) Danny Rose (Tottenham)

Mark Schwarzer: N’Golo Kante

Schwarzer’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Eden Hazard (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) Harry Kane (Tottenham)
N’Golo Kante (Chelsea) David Luiz (Chelsea)

Xidigii hore Chelsea Iyo Leicester City Mark Schwarzer ayaa sheegay in N’Golo Kante uu sameeyay saameyn la mid ah xili ciyaareedkii hore isagoo waliba tagay heer ka duwan kii hoer.

Jason Roberts: N’Golo Kante

Roberts’ shortlist
Dele Alli (Tottenham) Jermain Defoe (Sunderland)
Eden Hazard (Chelsea) N’Golo Kante (Chelsea)
David Luiz (Chelsea) Romelu Lukaku (Everton)

Jason Roberts xidigii hore kooxaha Wigan Athletic & Blackburn Rovers ayaa aaminsan in Delle Ali uu yahay mid wax badan sameeyay, balse aan indhaha laga qarsan karin N’Golo Kante

Dion Dublin: Jermain Defoe

Dublin’s shortlist
Jermain Defoe (Sunderland) Zlatan Ibrahimovic (Man Utd)
Harry Kane (Tottenham) N’Golo Kante (Chelsea)
Michael Keane (Burnley) Romelu Lukaku (Everton)

Daafacii hore Norwich City isna wuxuu qabaa in Jermain Defoe uu u qalmo, sidoo kalana Michael Keane ayuu kusoo daray kaas oo kooxdiisa wax badan u qabtay sidoo kalana England ayuu markii ugu horeysay kasoo muuqday.

Chris Sutton: N’Golo Kante

Sutton’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Diego Costa (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) Harry Kane (Tottenham)
N’Golo Kante (Chelsea) Sadio Mane (Liverpool)

Mark Lawrenson: N’Golo Kante

Lawro’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Diego Costa (Chelsea)
Eden Hazard (Chelsea) Zlatan Ibrahimovic (Man Utd)
N’Golo Kante (Chelsea) Romelu Lukaku (Everton)

Ruud Gullit: Eden Hazard

Gullit’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Eden Hazard (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) Harry Kane (Tottenham)
N’Golo Kante (Chelsea) Romelu Lukaku (Everton)

John Hartson: N’Golo Kante

Hartson’s shortlist
Eden Hazard (Chelsea) Zlatan Ibrahimovic (Man Utd)
Harry Kane (Tottenham) N’Golo Kante (Chelsea)
Romelu Lukaku (Everton) Alexis Sanchez (Arsenal)

Chris Waddle: Eden Hazard

Waddle’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Eden Hazard (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) David Luiz (Chelsea)
Harry Kane (Tottenham) N’Golo Kante (Chelsea)

Danny Mills: N’Golo Kante

Mills’ shortlist
Dele Alli (Tottenham) Eden Hazard (Chelsea)
Zlatan Ibrahimovic (Man Utd) Harry Kane (Tottenham)
N’Golo Kante (Chelsea) Romelu Lukaku (Everton)

Trevor Sinclair: N’Golo Kante

Sinclair’s shortlist
Dele Alli (Tottenham) Gary Cahill (Chelsea)
Eden Hazard (Chelsea) N’Golo Kante (Chelsea)
Romelu Lukaku (Everton) Gylfi Sigurdsson (Swansea)

Dhanka kale codeyntii la qaaday N’Golo Kante ayaa ah xiddiga ugu badan ee la doortay madama 9-falanqeeye ay u dorteen xiddiga ugu wanaagsan.

Waxaa kale oo xusid mudan in liiska lixda xidig ee uu falanqeeye walba doortay in 14-ka mid ah falanqeeyayaasha ay kusoo dareen liiska kaliya Rachel Brown-Finnis ayaa ka reebay kaas oo xitaa doortay Danny Rose iyo Sadio Mane.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *