Home » Horyaalada » Gael Clichy Oo Cadeeyay Waxa Uu Noqon Doono Markii Uu Saaxada Kubada Cagta Isaga Fadhiisto “DJ Ama Cooker”

Gael Clichy Oo Cadeeyay Waxa Uu Noqon Doono Markii Uu Saaxada Kubada Cagta Isaga Fadhiisto “DJ Ama Cooker”

Ciyaaryahanka garab bidix ee daafaca uga ciyaara kooxda Manchester City Gael Clichy ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayyo in uu Musigiiste uu noqdo ama qof tuma Music-ga ama loo Yqaan DJ markii uu ka fadhiisto xirfada kubada cagta.

Daafacan ayaa waqti badan ku bixiya tumida heesaha had iyo jeer, wuxuuna sheegay in uu wali ka duqoowin kubada cagta basle uu jecelyahay in uu xirfadaasi ku shaqeysto.

Si kastaba Clichy ayaa jecel in uu noqdo Dj ka dib markii uu iska siibo kabaha kubada cagta.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *