Home » Maxaa Cusub » Gary Neville Oo Is Barbardhig Kasameeyay Macalimiinta Kala Ah Jose Mourinho Iyo Alex Ferguson.

Gary Neville Oo Is Barbardhig Kasameeyay Macalimiinta Kala Ah Jose Mourinho Iyo Alex Ferguson.

Winning, success and single-mindedness - Neville likens Mourinho to Ferguson

Gary Neville ayaa is barbardhigay Manchester United macalimiinteeda kala ah Jose Mourinho Iyo Alex Ferguson.

Jose Mourinho ayaa bixiyay qarashaad lala barbardhigo kuwii uu bixiyay macalinkii guulaha ee kooxda Manchester United macalin Ferguson waxaa sidaa aaminsan kabtankii hore ee kooxdaan Gary Neville.

Ferguson ayaa ku riyaaqsan xirfadiisa koobka uu keenay garoonka Old Trafford,wuxuu laqaaday 38 koob, 27 sano gudahood, waxaa kujira 13 Premier League iyo labo Champions Leagues – ka hor inta uusan ka fariistay sanadkii 2013ka.

Macalikii hore ee kooxaha Chelsea, Real Madrid iyo Inter Mourinho ayaa leh qaababkii Ferguson ee “Masraxa Riyada” laakiin kooxda inay badashay David Moyes oo lakeenay macalin Mourinho, waa wax fiican Neville ayaa sidaa qabo.

“Waxaan ka walwalsanaa 12 bilood ka hor halka ay kooxda u socdeen saxiixyadeeda iyo qaab ciyaareedka. Laakiin hadda waxaan in badan ku faraxsanahay jihada ay u socoto kooxda.” Gary Neville ayaa sidaa yiri.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *