Home » Horyaalada » italian Serie A » Guushii Ugu Weyneyd, Gooldhaliyaha Ugu Sareeya, Kooxda Guulaha Badan & Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Derby della Madonnina

Guushii Ugu Weyneyd, Gooldhaliyaha Ugu Sareeya, Kooxda Guulaha Badan & Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Derby della Madonnina

Magaca Derby della Madonnina waxaa sidoo kale loo yaqaanaa Derby di Milano ama Milan Derby, waana kulan ciyaareed dhexmara labada kooxood ee ka wada dhisan magaalada Milan [Internazionale and Ac Milan]

Markii ugu horeysay oo ay labadaan kooxood wada kulmeen waxey aheyd  10-kii January 1909 markas oo ay isaga hor yimaadeen horyaalka, Ac Milan ayaana ku awood sheegatay 3-2 inkastoo ay Inter ku guuleysatay horyaalkii waqtigaas oo ka koobnaa kaliya 9-kooxood.

KULAMADA AY KULMEEN:

Guud ahaan waxey labadaan kooxood kulmeen 217 kulan dhamaan tartamada oo dhan, kulamada aan rasmiga aheyn waa 87-kulan, wadarta guudna waa 304-kulan.

Kooxda guulaha badan kulamada rasmiga ah waa Inter Milan 77-jeer.

Kooxda guulaha badan kulamada aan rasmiga aheyn waa Ac Milan 40-jeer.

Guud ahaan kooxda guulaha badan waa Milan 115-jeer.

GOOLDHALIYAHA UGU SAREEYA:

Weeraryahankii hore Ac Milan iyo qaranka Ukraine Andriy Shevchenko ayaa ah ka ugu goolasha badan kulanka labadaan kooxood 14-jeer ayuu shabaqa gaaray mudadiisa garoonka San Siro.

Giuseppe Meazza ayaa kusoo xiga oo labada kooxba u kala saftay, balse Inter Milan ayuu u dhaliyay 12-gool, halka Ac Milan uu u dhaliyay 1-gool oo qura. (13-jeer) ayuu shabaqa gaaray.

KULAMADII GOOLASHA UGU BADAN LA ISKA DHALIYAY:

11 goals (6 November 1949 Inter 6–5 Milan)

9 goals (6 November 1932 Inter 5–4 Milan)

GUULAHII UGU WAAWEYNAA EE INTER MILAN:

Milan 0–5 Inter (6 February 1910)

Inter 5–1 Milan (27 February 1910)

Inter 5–2 Milan (22 February 1914)

Inter 5–4 Milan (6 November 1932)

Inter 6–5 Milan (6 November 1949)

Inter 5–2 Milan (28 March 1965)

Inter 4–0 Milan (2 April 1967)

Milan 1–5 Inter (24 March 1974)

Milan 0–4 Inter (29 August 2009)

GUULAHII UGU WAAWEYNAA EE AC MILAN:

Milan 6–3 Inter (30 April 1911)

Milan 5–3 Inter on 27 March 1960)

Milan 5–0 Inter (8 January 1998)

Inter 0–6 Milan (11 May 2001)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *