Home » Horyaalada » “Hadii Aad Rabto De Gea Wa Inaad Keyntaa Xidigan” United Oo Qorshaha De Gea Ku Dartay Xidig U Muhiim Ah Kooxda Real Madrid

“Hadii Aad Rabto De Gea Wa Inaad Keyntaa Xidigan” United Oo Qorshaha De Gea Ku Dartay Xidig U Muhiim Ah Kooxda Real Madrid

Manchester United ayaa lasoo warinayaa in ay diyaar u tahay goolhayye David De Gea in uu u dhaqaaqi real Madrid xili ciyaareydka soo aadan waxaana xusid mduan in uu qorshaha lacageed  ku jiro Kross

goolhayahaan heerka caalami ee u dhashay Spain ayaa ku jira xidiga ay sida weyn u baadi goobeyso los Blancos.

 

Sida warraka qaar ay sheegayaan United goolhayyaheeda De Ge ayaa ku faraxsan in uu dhulkiisa hooyo dib ugu laabto balse ay adagtahay in uu dib ugu laabto caasimada dalka SPain ee Madrid.

Toni Kroos in action during the Champions League final between Real Madrid and Atletico Madrid on May 28, 2016

waxaa la shaacinayaa in Red Devils ay qorshaheeda ku dareyso xidiga reer Germany ee Kroos kaasoo kooxda qalbada dhaxe u amareeya kooxda waxaana ay dooneysa in ay qiimaha lacageed ay isaga iibinayso De Gea in ay ku darto Kroos si ay ula soo wareegto xidigan.

Image result for de gea

Macalinka hogaamiya kooxda United Jose Mourinho ayaa asna qorsheenaya in uu qorshaha ku darsado Casamiro kaasoo waayo wacan ku qaadanaya Bernabue Stadium si kastaba xidigan qadka dhaxe ka ciyaara ayaa ku jira magacyada sida weyn uu u raadinayo macalun Jose Mourinho.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *