Home » Horyaalada » Hadii Aan Wax Koob Ah Qaadin Xilli Ciyaareedkan Waan Guul Dareystay.

Hadii Aan Wax Koob Ah Qaadin Xilli Ciyaareedkan Waan Guul Dareystay.

Tababaraha kooxda muwaadiniinta ee Manchester City Pep Guardiola ayaa garowsan hadii xilli ciyaareedkiisii koowaad ee naadigan uusan hanan wax koob ay ka dhigan tahay inuu guul dareystay bilawgiisaa garoonka Ethihad Studium oo ay ku ciyaarto kooxda Manchester City.

Manchester City maamulaheeda Pep Guardiola ayaa qirsan dhiniciisa sanadkan haduusan wax koob ah u gacan galin naadiga City inay ka dhigan tahay sanad uu guul dareystay.

Guardiola ayaa England isagoo ah macalin guulo lsoo gaaray kooxihii Manchester City ka hoeeyey ee kala ahaa kooxda Barcelona ee dalka Spain iyo kooxda Bayern Munich ee dalka  Germany balse wax walba waji kale ayey yeeshiin wixii ka danbeeyey soo cagadhigashadiisi dalka England uu hada  macalin Guardiola ku qaadanaayo waqtigiisii ugu adkaa ee tababarenimo.

“Waan ogahay waqtigii guulaheyga taasi waa wax tagay balse waxaaa muhiim ii ah howlaha i horyaala sidaan ugu guuleysan lahaa,´ ayuu Pep u sheegay wargeysyada UK.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *