Home » Europe » Halyeeygii Hore Ee Reer Argentine Roman Riquelme Oo Shaaca Ka Qaaday Goob Uusan Sergio Ramos Gool Ku Dhalin Karin,Hadaba Waa Halkee?

Halyeeygii Hore Ee Reer Argentine Roman Riquelme Oo Shaaca Ka Qaaday Goob Uusan Sergio Ramos Gool Ku Dhalin Karin,Hadaba Waa Halkee?

 

Ramos kama uusan dhaliyeen gool South America, sida laga soo xigtay xidigii hore ree Argentine Juan Roman Riquelme.

 

Xidigii hore ee Barcelona qadka dhexe kaga ciyaari jiray Juan Roman Riquelme ayaa aaminsan in kabtanka Real Madrid Sergio Ramos uu dhib ka mari laha sidii uu gool uga dhalin lahaa South America.

 

Ramos ayaa ahaa geesiga Real Madrid ee La Liga axaddii, ayadoo goolkii uu madaxa ku dhaliyay daqiiqaddii 81-aad  uu kooxdiisa ug xaqiijiyay guul ay ka gaarto Real Betis.

 

Ramos ayaa gool u dhaliyay Real Madrid ciyaaro badan, laakiin xidigii hore ee Barcelona iyo Argentine qadka dhexe kaga ciyaari jiray Riquelme ayaa aaminsan inuusan nasiib kulahaan dooni South America.

 

“Marka la joogo South America waxay wax u raacaan qaab kale,” ayuu halyeegii Boca Juniors u sheegay Canal 13.

 

“Uma ogolayaan in Ramos uu billabo, isagu gool ma dhalinayo.”

 

Ramos ayaa Madrid u dhaliyay 10-gool tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan,

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *