Home » Maxaa Cusub » Hazard Oo Heshiis Cusub U Saxiixi Kara Kooxda Chelsea

Hazard Oo Heshiis Cusub U Saxiixi Kara Kooxda Chelsea

Eden Hazard ayaa ay suurta gal tahay in uu heshiis cusub uu u saxiixo kooxda hogaaminaysa horyaalka Premier league ee Chelsea.

Chelsea ayaa dajinaysa qorshaha ay Eden Hazard heshiis cusub kaga saxiixan laheyd xidigan ay Real Madrid baadi goobk ay ugu jirto.

Eden Hazard Chelsea 06032017

Eden Hazard ayaa u muuqda mid dunida is baray ka dib kusoo biiritaankiisa kooxda Chelsea sanadii 2012-ka kaasoo koxoda reer France ee Lille kaga yimid Blues.

Blues ayaa dooneysa Eden Hazard in uu baaqi kusii ahaado Stamford Bridge balse waxaa xusid mudan in ay balan qaadyada xidiga uu dalbanayo in ay Blues fuliso hadii ay dooneyso in uu baaqi kusii ahaado garoonka Stamford Bridge ee galbeedka London.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *