Home » Africa » Ibrahimovic, Pepe Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Caansan Kuwa Sida Xorta Ah Xagaagan Lagu Heli Karo (+Sawiro)

Ibrahimovic, Pepe Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Caansan Kuwa Sida Xorta Ah Xagaagan Lagu Heli Karo (+Sawiro)

Xili cayaareedkan 2016/17 gabo gabo ayuu ku dhow yahay waxaana xagaaga nagu soo fool leh dib u furmi doono suuqa cayaartooyda lagu kala iibsado.

Sidaa darteed shabakada Marca waxay soo daabacday qaar ka mid ah xidigaha ugu caansan ee qaarada Yurub ka xamaashaan kuwaas oo qandaraaskooda ay kooxaha kula jiraan xagaagan ku eg yahay.

Marca waxay ka sameesay hal koox laacibiinta xagaagan sida bilaashka ah lagu heli karo ama xur u noqon doonaan laga bilaabo 1-da bisha June ama dhamaadka bisha June ee nagu soo fool leh kooxdii ay doonaan inay ku biiraan.

Fadlan hoos kaga bogo xidigaha caanka ah ee xagaagan sida xorta ah ugu biiri karaan kooxdii ay doonaan:

Goolhayeyaal: 

Dooqa 1-aad: Willy Caballero (Manchester City, 35 -san0 jir)

Dooqa 2-aad: Miguel Angel Moya (Atletico Madrid, 33-sano jir)

Daafacyada Dhexe:

Dooqa 1-aad: Pepe (Real Madrid, 34) and Djourou (Hamburg, 31)

Dooqa 2-aad: John Terry (Chelsea, 36)

Daafacyada Labada Garab Ka Cayaaraan:

Dooaq 1-aad: Tremoulinas (Sevilla FC, 31) iyo Gael Clichy (Manchester City, 31)

Dooqa 2-aad: Antonio Luna (Eibar, 26) iyo Glen Johnson (Stoke City, 32)

Khadka Dhexe:

Dooqa 1-aad: Lucas Leiva (Liverpool, 30), Santi Cazorla (Arsenal, 32) iyo De Rossi (Roma, 32)

Dooqa 2-aad: Michael Carrick (Manchester United, 35) and Tiago Mendes (Atletico Madrid, 36)

Weerarka:

Dooqa 1-aad: Frank Ribery (Bayern Munich, 34), Ibrahimovic (Manchester United, 35 iyo Ricardo Quaresma (Besiktas, 33)

Dooqa 2-aad: Jesus Navas (Manchester City, 31) iyo Huntelaar (Schalke 04, 33)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *