Home » Europe » Isku Aadka Afar Dhamaaka Tartanka FA CUP-Ka Oo Lasameeyay Iyo Kulamo Adag Oo Ka Soobaxay

Isku Aadka Afar Dhamaaka Tartanka FA CUP-Ka Oo Lasameeyay Iyo Kulamo Adag Oo Ka Soobaxay

waxeey eheed ciyaartii xalay u dhexeeysay naadiyada Chelsea iyo MAN UTD midii ugu danbeeysay ee 8-dhamaad ka FA CUP-ka wexeyna kooxda Chelsea noqotay mid xaqijisa in ey u soo gudubto wareega xiga ee 4-dhamaadka layiraahdo ama Semi finalka Fa Cup.

Hada waxaa dhacay isku aad kale oo aad u weyn ka dib markii eey isku soo baxeen 4-kooxood oo waaweeyn wexeeyna Kalayihiin Chelsea Manchester City Tottenham iyo Arsenal.

wuxuuna isku aadku udhacay sida tan :

 

Man City Vs Arsenal

 

Chelsea Vs Tottenham

Kooxaha Arsenal iyo Man City ayaa 3-jeer oo hore ku kulmay tartankaan  Fa Cup-kahada kahor tanina waa markii  4-aad oo eey kulmaan labadaab kooxood

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *