Home » Europe » Champions League » Isku Aadka Semi Final-ka Champions League Oo La Sameeyay Real vs Atheletico & Monaco Vs Juventus & Goorta La Ciyaaro Doono Semi Final-ka Iyo Final-ka & Goobta Lagu Qaban Doono Final-ka

Isku Aadka Semi Final-ka Champions League Oo La Sameeyay Real vs Atheletico & Monaco Vs Juventus & Goorta La Ciyaaro Doono Semi Final-ka Iyo Final-ka & Goobta Lagu Qaban Doono Final-ka

Waxey ahayd mid si weyn loo wada sugayey in la sameeyo isku aadka Semi Finalka tartanka champions league kaasoo sanadkan xamaasad gooni ku leh Dunida maadaama labo koox oo Madrid ka wada dhisah ku wada jiraan iyo kooxd reer talyaani iyo mid France calankeeda kor wada.

Real madrid ayaa soo dhaween doonta lugta koowaad kooxda Atheletico Madrid kulankan aya ah mid xiiso leh waana kulanka ugu adag labadan kulan ee la ciyaari doono.

Monaco ayaa nasiib u yeelatay in ay qaabisho Juventus lugta koowaad ee tartanka Champions league maadaama ay noqontay kooxda markii hore la furay.

Monaco iyo Juventus midii soo baxdaa ayaa nasiib u yeelatay in ayb xerato maaliyadeda maadama qora tuurka la sameeyay ay nasiib u yeelataya in ay xertaan amaliyadooda waxaana kooxda kale ay xeran doontaa maaliyada kale ee aan ahayen mideeda Home-ka ah.

 

Image may contain: text

ISKU AADKA OO DHAMEESTIRAN

Real Madrid Vs Atheletico Madrid

As Monaco Vs Juventus

WAQTIGA LA CIYAARI DOONO SEMI FINAL-KA:

Semi finalka waxaa la ciyaari doonaa labo maalin oo is xigta sida sharciga ah waxana ala baasan doonaa habeenimada 2-May ay ku beegantahay halka kulanka kale isla 3-May la ciyaari doono, sidoo kale waxaa lugta labaad la ciyaari doonaa halka lugta labaad la ciyaari doono todobaad ka dib taasoo loo ciyaaro doono kulanka koowaad ay marti galin doonta kooxda lasoo hor qabto

WAQTIGA LA CIYAARO DOONO FINAL-KA:

Caadiyan waxaa la dhawrayaa labada koox ee isugu soo harta kama danbeyska tartanka Champions league xili ciyaareydkan waxaana lasoo gabo gabeen doonaa 3-June ee soo aadan.

GOOBTA LAGU CIYAARI DOONO FINAL-KA:

Waxaa xili ciayareydkan 2016-2017 marti galinaya Wales gobolka Cardif kaasoo nasiib u yeeshay in lagu qabto sanadan.

 

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *