Home » Europe » Europa League » Isku Aadka Semi Final-ka Europa League Oo La Sameeyay Ajax  Vs Lyon & Celta Vigo Vs Manchester United & Goorta La Ciyaaro Doono Semi Final-ka Iyo Final-ka & Goobta Lagu Qaban Doono Final-ka

Isku Aadka Semi Final-ka Europa League Oo La Sameeyay Ajax  Vs Lyon & Celta Vigo Vs Manchester United & Goorta La Ciyaaro Doono Semi Final-ka Iyo Final-ka & Goobta Lagu Qaban Doono Final-ka

waxaa dhawaana la sameeyay isku aadka tartanka Europa league oo ay isugu soo ahreen Manchester United oo England ka socta Lyon oo France ah Ajax oo Netherland  ah iyo Celta Vigo oo sharafta spain in ay dhawrto laga sugayo.

Kooxda Manchester United ayaa ah kooxda sharafta dalka England in ay ilaaliso looga baahanyahay maadama ay tahay kooxda kaliya ee ka ciyaaraysa tartamada qaarada yurub.

United ayaa dhib qabta maadaama ay ka dhaawacmeen Ibrahimovic iyo Rojo kuwaasoo ku jira xidigaha sida dhabta ay ugu duusho kooxda Red Devils.

Ajax ayaa noqotay kooxda ugu horeesay ee la kal furay taasoo nasiib u yeelatay in ay ku ciyaarto lugta koowad taasoo soo dhaween doonta kooxda reer France ee Lyon.

United ayaa duuli doonta Spain si ay ula soo ciyaarto kooxda Celta vigo oo ka socta dalka spain taasoo sanadihii danbe wacadaro ka dhigaysay tartankani waxeyna noqoneysaa in markoodii ugu horeesay ay soo gaaraan heerkan afarta koox ee haatan ka wada qeyb galaya.

Ajax iyo Lyon midii soo baxdo ayaa noqon doonta mid xerata maaliyaada home-keeda maadaam ay noqdeen labad koox warqadooda la furay.

ISKU AADKA OO DHAMEESTIRAN:

Ajax Vs Lyon

Celta Vigo Vs Manchester United

WAQTIGA LA CIYAARI DOONO SEMI FINAL-KA:

Semi finalka waxaa la ciyaari doonaa hal habeen sida sharciga ah waxana la baasan doonaa habeenimada 4-May ay ku beegantahay sidoo kale waxaa lugta labaad la ciyaari doonaa todobaad ka dib taasoo loo ciyaari doono kulanka koowaad ay marti galin doonta kooxda lasoo hor qabtay

WAQTIGA LA CIYAARO DOONO FINAL-KA:

Caadiyan waxaa la dhawrayaa labada koox ee isugu soo harta kama danbeyska tartanka Europa league xili ciyaareydkan waxaana lasoo gabo gabeen doonaa 24-ka Bisha May ee soo aadan.

GOOBTA LAGU CIYAARI DOONO FINAL-KA:

Waxaa xili ciayareydkan 2016-2017 marti galinaya dalka Sweden, Stockholm kaasoo nasiib u yeeshay in lagu qabto sanadan.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *