Home » Horyaalada » Jamie Vardy Oo Liska Fasixi Doono Xili Ciyaareydkan Markuu Idlaado

Jamie Vardy Oo Liska Fasixi Doono Xili Ciyaareydkan Markuu Idlaado

Vichai Srivaddhanaprabha malkiilaha kooxda Leicester ayaa qorsheynayaa sida uu xidigaha kooxda u mareyn lahaa xili ciyaareydka soo aadan kasoo kooxda ka ceeriyay Claudio Ranieri oo ahaa macalikii sida lama filaanka ah ugu qaaday horyaalka Premier league xili ciyaareydkii lasoo dhaafay.

Sida ay hadal ayaan majaldaha ka faalooda ciyaaraha waxaa lasoo sheegayaa in uu malkiilahan damacsanyahay xidigo dhawr ah in uu ka fasaxo kooxda oo uu ku jiro weeraryahanka haatan kooxda hogaamiya ee Jamie Vardy.

HD Jamie Vardy Leicester City

weeraryahankan waxaa baadi goob ugu jiray kooxda Arsenal oo ay dooneysay in ay isaga adkeyso weerarka kooxda sanadii lasoo dhaafay balse waxaa uu goaansaday inuu baaqi kusii ahaado King Power Stadium, balse haatan kooxda daafacanysa horyaalka Premier league ayaa ku faraxsan in ay iska iibiso xidigan.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *