Home » Horyaalada » France League I » Ka Dib Soo Bixitaankii Monaco Dalabyada Kooxaha Ee Ku Aadan Mbappe Oo Sii Badanaya

Ka Dib Soo Bixitaankii Monaco Dalabyada Kooxaha Ee Ku Aadan Mbappe Oo Sii Badanaya

Leeliyaha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa isha ku hayya xidiga reer France una ciyaara kooxda Monaco wonderkid Kylian Mbappe sida laga soo warinayo RMC.

18-sano jirkan ayaa ku jira xidigaha ay Monaco ku duuleyso kaasoo tikidka Semi Finalka kooxda monaco, sidoo akle Conte ayaa lasoo warinayaa in uu doonayo xidigan in uu kasoo kaxeeyo Ligue 1 kaasoo doonayo in uu ku xoojiyo weerarka kooxda blues.

 

Chelsea ayaa heysata xidigo ay ka mid yihiin Hazard Costa iyo Willian taasoo wali ku hami weyn in ay lasoo saxiixato xidigo hor leh si ay isaga adkeyso weerarka buuxa ee kooxda.

Mbappe ayaa la xasuustaa in ay soo dalbanayeen kooxo kala duwan haba ugu horeesee kooxda Galbeedka London ka timaada ee Arsenal taasoo wali aan ka quusan dalabyada ay ka gudbinayo xidigan.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *