Home » Horyaalada » Ka Hor Inta Uusan Uso Dhaqaaqin Garoonka Camp Nou Ee Kooxda Barcelona Halkuu Uu Ku Biiri Rabay Ivan Rakitic

Ka Hor Inta Uusan Uso Dhaqaaqin Garoonka Camp Nou Ee Kooxda Barcelona Halkuu Uu Ku Biiri Rabay Ivan Rakitic

Ivan Rakitic ayaa sahaca ka qaaday in uu isku dayay wada hadalo in uu la galo kooxda Real Madrid uuna ku biiro kooxda Los Blancos ka hor inta uusan goaansan inuu ku biiro kooxda Barcelona.

Xidigan ayaa wacdaro layaab leh kusoo miijiyay kooxda Sevillia ka hor inta uusan goaansan xidigan qadka dhaxe ka ciyaara in uu kasoo dhaqaaqo kooxda sanadii 2014.

Ka dib markii uu kasoo dhaqaaqay kooxda Barca waxaa uu qalinka ku duugay heshiis dheer uu ku qaadanayo lacago badan.

IVAN RAKITIC DENIS SUAREZ BARCELONA HERCULES COPA DEL REY 12212016

 

Modric ayaa haatan ka tirsan kooxda Real Madrid kaasoo labo sano ka hor ay isku koox ahaayeen rakitic wuxuuna doonayey in uu ka garab ciyaaro xidigan.

Rakitic ayaa goaankiisa uu ahaa mid wanaagsan maadaama uu kula guuleystay Barca labo horyaal labo Copa del Rey iyo tartanka qaarada yurub loogu jecel yahay ee Champions leaue haatane waa 29-sano jir kaasoo jaanis badan u heysta in uu waqti dheer u ciyaaro kooxda.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *