Home » Horyaalada » Kane, Sahcez Iyo Hazard Oo Hogaaminaya Shax Isku Dhaf Ah Oo Laga Sameeyay Afarta Koox Ee Isugu Soo Hartay Tartanka FA Cup-ka

Kane, Sahcez Iyo Hazard Oo Hogaaminaya Shax Isku Dhaf Ah Oo Laga Sameeyay Afarta Koox Ee Isugu Soo Hartay Tartanka FA Cup-ka

Waxaa todobaadka soo aadan la ciyaari doonaa Semi-finalka tartanka FA Cup-ka kaasoo ka duwan sanadihii hore siduu ahaan jiray waxana isugu soo hara Chelsea, Tottenham, Arsenal Iyo  Manchester City.

Sida la wada ogsoonyahay kulanka isha lagu hayo waa kulanka Derby London kuwaasoo midba midka kale ay ku fakireeso in ay iska xaadiriso kama danbeyska tartanka FA Cup ama Conte iyo Pep Guardiola ayaa ciyaari doonaan kuwaasoo macalimiinta ugu qibrada badan kulamadan ah maadaama ay qibrad dheer ay u leeyihiin ciyaarta kubada cagta.

Chelsea ayaa Spurs la kulmi doonta maalinta sabtida ah halka Arsenal ay la balansantahay City maalinimada axada ah sidoo kale waxaana la sameeyay shax laga sameeyay afarta koox xidigaha u kala ciyaara.

waa tan shaxda oo dhameestiran….

FA Cup semi-finals all-star XI: Sanchez, Hazard and Kane lead stunning side

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *