Home » Horyaalada » Klopp Oo Aqbalay Maamulka Cusub Ee Kooxda Ee Quseeya Gerrard

Klopp Oo Aqbalay Maamulka Cusub Ee Kooxda Ee Quseeya Gerrard

Steven Gerrard ayaa la filayye in uu hogaamiyo 18-sano jirada kooxda Liverpool xili ciyaareydka soo socda markii uu aqbalo macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp.

Gerrard ayaa 186-goal u dhaliyay liverpool 710 kulan uu ciyaaray wuxuuna 17-sano xirna maaliyada cas ee liverpool kaasoo ay usii wehliyaan sagaal koob oo caalami ah wuxuuna dib ugu soo laabtay kooxda kaasoo Bishii January u dhaqaaqay horyaalka MLS-ka ee kooxoda Los Angeles Galaxy.

Klopp confirms new Liverpool role for Gerrard

waxaan lasoo warinayaa in uu 36-sano jirkan uu qaban doono maamulka sare ee 18-sano jirada xidigaha kooxda Liverpool xili ciyaareydka soo aasan mar wax laga waydiiyay arinkaan Jurgen Klopp wuxuu ku jawaabay “ma jiraan wax magacaawis ah haatan.. balse waxa aan oran doono waa ay iska cadahay .. haa”

 

“waxaa uu sahqo aad u wanagsan u qaban doonaa kooxda heerka labaad waana mid wanaagsan, waana uu ku raaxeysan doonaa”

“haa waa uu noqon doonaa macalinka hogaaminaya da’yarta kooxda xili ciyaareydka soo aadan… xaqiiq waaye waan hubaa, balse waan ku dhawaaqi doonaa markii ay kooxda si rasmi ah ugu dhawaaqdo”

 

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *